Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wasiiru dowlaha madaxtooyada & xiriirka caalamiga ah ee Puntland oo Garowe lagu soo dhaweeyay (Sawirro&Cod)

$
0
0

Garowe(pp) Wasiiru dowlaha madaxtooyadda dowladda Puntland Maxamed Cabaas ayaa maanta soo gaaray magalada Garowe waxana gagida diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin dowladda ka tirsan iyo dadwayne kale.

1Maxamed Cabaas ayaa gacan qaaday dhamaan dadkii garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay hadal kooban uu warbaahinta siiyay ayuu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka uu madaxwaynaha Puntland u magacaabay.

5Wasiiru dowlahaan ayaa sheegay inuu xoojin doono wada shaqaynta iyo xiiirka dowladda Puntland,DDIS iyo tan Jubba ayna muhiim tahay in la wada shaqeeyo si guul loo gaaro.

Waxa uu sheegay inuu kasoo qayb galay sanad’guuradii 53-aad ee dalka Kuwait isla markasna kulamo kala duwan lasoo qaatay masuuliyiin iyo dad Soomaali ah.

Halkaan ka dhagayso codka wasiiru dowlaha madaxtooyadda

6 5 4 3 1 2

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>