Maxay ka wada hadleen madaxaynaha PL iyo S. Turkiga ee Somalia (Sawirro&Cod)
WAR-SAXAAFADEED Khamiis 06 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kala duwan ee dowladda ayaa maanta ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha...
View ArticleDowladda Puntland oo ka shiraysa waxqabadka Sanadka hore iyo sida loo...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland & ku xigeenkiisa ayaa maanta shir labo maalmood soconaya oo looga hadlayo waxyaabaha sanadka hore la qabanayo kula qaatay gollaha xukumadda xarunta...
View ArticleIFJ Raises Serious Concerns Over Safety of Journalists in Somalia
The International Federation of Journalists (IFJ) has raised serious concerns over the safety of journalists in the Puntland/Galmudug state of Somalia (North-East) following the discovery of the names...
View ArticleMadoobe Nuunoow oo Baydhabo madaxwayne loogu dhaariyay iyo DFS oo quus taagan...
Baydhabo(pp) Magalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay maanta waxaa ka dhacday munaasibad lagu dhaariyay madaxwaynaha mamulka lixda gobal ka kooban ee Madoobe Nuunow Maxamed iyo ku xigeenkiisa. Dhaarinta...
View ArticleDowladda Puntland oo markii ugu horaysay ka shiraysa oofinta balanqaadyaddii...
WAR-SAXAAFADEED Jimce 07 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku furay xarunta Jaamacadda PSU Garowe shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda shanta sanno...
View ArticleRWi: Waa in bulshadeenu ka wada qayb-gashaa suggidda iyo ilaalinta xuquuqda...
Mogadishu, March 08, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasabadda 8-da March ee...
View ArticleBosaso:Kulan lagu xusaayey 16 Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Xisbiga...
(Bosaso Pp)Munaasabada oo ay soo qaban qaabiyeen jaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida Ithopia Ee Ku Nool Magalda Bosaso Ayaa Ahayd ahayd mid lagu Xusayey 16 -sano Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii...
View ArticleHay’adda ADRA oo xustay maalinta haweenka aduunka (Sawirro&Cod)
Garowe(pp) Kulan lagu xusayo maalinta haweenka aduunka oo ay iska kaashadeen Hay’adda ADRA iyo masuuliyiin ka socday wasarada waxbarashada ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka Hotelka Newrays ee...
View ArticleWasiiru dowlaha madaxtooyada & xiriirka caalamiga ah ee Puntland oo Garowe...
Garowe(pp) Wasiiru dowlaha madaxtooyadda dowladda Puntland Maxamed Cabaas ayaa maanta soo gaaray magalada Garowe waxana gagida diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin dowladda ka tirsan iyo dadwayne...
View ArticleAfhayeenka madaxtooyadda oo shaqadiisii ugu horeeyay gacanta ku dhigay...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta afhayeenka madaxtooyada u magacaabay Cabdilaahi Quraanjecel oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Puntland. Kolkii...
View ArticleCiidanka dowladda & AMISOM oo la wareegay degmada Buurdhoobe ee G/Gado
Muqdisho(pp) Ciidanka dowladda dhexe ee Somalia iyo garab sanaya kuwo AMISOM ayaa maanta waxay la wareegeen degmada Buurdhoobo oo ka tirsan Gobalka Gadde ee Koonfur Somalia. Dagaal aan waqti badan...
View ArticleGudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la shiray gudoomiyaasha 16-ka degmada ee...
Muqdisho(pp) Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa caasumadda Muqdisho ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray gudoomiyaasha dhamaan degmooyinka Gobalka Banaadir. Intiisa badan kulanka waxaa diirradda...
View ArticleGaadiidka Puntland oo lagu amray inay baxshaan dhaqeele lagu dhiso Buundada...
Garowe(pp) Tan iyo markii la magacaabay guddiga aruurinta dhaqaalaha lagu dhisayo buundada Midigar oo ku taalada duleedka tuulada Sunijiif ayaa waxay diyaarsheen nidaam dadka looga qaadayo dhaqaalaha...
View ArticleShubbe”Hadad u qabtaan inaad il-baxdeen.walaahi dhowr boqol oo sano ayaan dib...
Garowe(pp) Suuganta Soomaalida ayaa ka mid ah siyaasada wax la isku fahamsiiyo ama wax la iskugu tilmaamo,taasoo keentay in Suugaanta Soomaalida ay noqoto mid ka tilmaamay caalamka. Abwaan Cabdiqaadir...
View ArticleDr.Gaas : Umad waxbaratay ayaa nabadgalyo keeni karta ” Dhagayso”
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta khudbad uu ka jeediyay xaflad ay ku qalin jabinayeen 119 arday waxa uu sharaxaad dheer ka bixiyay ahmiyadda ay...
View ArticleMacalin Mourinho oo ka hadlay kulamadda ay ciyaari doonaan koobka Yurub...
Sports(pp) Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa aad u amaanay daafaca kooxdiisa isagoo sheegay in wax kasta ay ka muhiim santahay in difaaca kooxda uu yahay mid adag halkii weerarku uu ahaan...
View ArticleOf Somalia’s ‘Vicious Circle’: The Youth Will Decide
Reflecting on my old school days, I reminisce about my childhood and the sayings and anecdotes I used to hear such as: “The youths are the leaders of tomorrow,” “Education is the key to success,” and...
View ArticleRa’iisulwasaraha Somalia oo shacabka isku duubni ugu baaqay ka dib kulan uu...
Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee Koofurta iyo...
View ArticleWasiiru dowlaha arrimaha dibadda DF oo khudbad ka jeedinaya shirka Africa &...
New Delhi , March 10 , 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo shirka wadamada Africa iyo India ee ka furmay...
View ArticleKaalinta ay jaamacadda PSU ka gaartay jaamacadaha dalka oo Bosaso laga xusay...
Bosaso(pp) Qiimayn lagu sameeyay dhowaan jaamacadaha dalka ku yaala ayaa lagu sheegay inay kaalinta koowaad kaga jirta Jaamacadda Puntland State University (PSU) oo ka mid ah jaamacadaha ugu wanaagsan...
View Article