Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Shubbe”Hadad u qabtaan inaad il-baxdeen.walaahi dhowr boqol oo sano ayaan dib u dhacnay (Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Suuganta Soomaalida ayaa ka mid ah siyaasada wax la isku fahamsiiyo ama wax la iskugu tilmaamo,taasoo keentay in Suugaanta Soomaalida ay noqoto mid ka tilmaamay caalamka.

ShubbeAbwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube oo ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ee dalka ku sugan ayaa maanta munaasibad ay ku qalin jabinayeen 119 arday waxa uu kasoo jeediyay tix hadal murti leh iyo dhowr boqol oo sano ka hor dhulka Soomaalida iyo dadku siday ahaayeen taasoo ka marag kacday markuu uu Shubbe uu soo jeediyay Geeraarka ”Dhabay Googaa”.

Abwaanku waxa uu soo jeediyay in la iska dhaafo hanta iyo cayda lagula dul dhaco siyaasiyiinta iyo madaxda qaranka wuxuna sheegay dhulka Soomaaliyeed inuu lahaa dhugaal qurux badan iyo Dhaameel damal leh.

Haddaba Hadalkii Abwaanka uu munaasibadda maanta oo ka dhacday Jaamacadda PSU halkan hoose ka dhagayso.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>