Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo caawa ku hoyanaya magalada Burtinle iyo Ammaanka oo la adkeeyay (Sawirro)

$
0
0

Burtinle(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland oo ay la socdaan wafdi ballaaran ayaa caawa ku hoyanaya magalada Burtinle oo ay maanta gaareen.

Dr.Gaas oo bilaabay wajiga labaad ee socdaalkiisa gobaladda Puntland ayaa lagu wadaa inta uu jooga magalada Burtinle inuu kulamo kala duwan kula qaato waxgaradka iyo shacabka kuwaaso la isaga xog waramayo xaalada Puntland iyo halka loo socdo.

Madaxwaynaha Puntland oo dadkii kusoo dhaweeyay magalada Khudbad u jeediyay ayaa tilmaamay inay ka go’an tahay sidii shacabka loogu muujin lahaa waxqabad iyo isbadal dhab ah.

Ammaanka ayaa si wayn loo adkeeyay iyadona lagu wado magalada Gaalkacyo inuu gaaro maalinta barito ah.

IMG_5816 IMG_5817 IMG_5830 IMG_5838 IMG_5844 IMG_5860 IMG_5861 IMG_5866 IMG_5868 IMG_5889 IMG_5902 IMG_5907 IMG_5912 IMG_5916 IMG_5922 IMG_5932 IMG_5935 IMG_5941 IMG_5942 IMG_5944 IMG_5945 IMG_5951 IMG_5952 IMG_5956 IMG_5958 IMG_5960 IMG_5962 IMG_5973 IMG_5978 IMG_5984 IMG_5990 IMG_6010 IMG_6023 IMG_6031 IMG_6033 IMG_6034 IMG_6035 IMG_6043 IMG_6060 IMG_6082 IMG_6118 IMG_6120 IMG_6122 IMG_6126 IMG_6139 IMG_6152 IMG_6156 IMG_6158

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles