Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo ka war bixiyay isbaarooyin laga qaaday degmooyin...

Gaalkacyo(pp) Gudoomiyaha Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa sheegay inay wadaan dadaalo kala duwan oo lagu qaadayo isbaarooyin yaala inta badan degmooyinka Gobalka Mudug kuwaasoo caqabad ku...

View Article


Muqdisho: Dhibaa Jira. Talo iyo Tusaale. By Mohamed Odowa

Wuxuu ahaa dhibane. Waxaa ku dhacay rasaas ka timid mid ka mid ah mooryaan huwanaa magaca ciidan dawlo. Wuxuu ahaa kirish-booy la socday baabuur hoomey ah ,(mini-bus conductor) Gaarigu wuxuu waday Muus...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Galmudug oo gollihiisa wasiiradda kala diray (Dhagayso)

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay inuu kala diray gollihiisa xukumadda. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo shir jaraa’id ku qabtay magalada Gaalkacyo ayaa sheegay maanta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka haweenka Puntland oo ka war bixisay socdaalkeedii Gardufu (Dhagayso)

Garowe(pp) Wasiirka haweenka Dowladda Puntland Aniso Xaaji Muumin Cabdiqadir ayaa waraysi ay siisay Radio Garowe waxay kaga war bixisay safar qaatay mudo todobo maalmood ah oo ay ku tagtay deegaano ka...

View Article

UNSOM – Vacancy Announcement (4 post)

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo caawa ku hoyanaya magalada Burtinle iyo...

Burtinle(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland oo ay la socdaan wafdi ballaaran ayaa caawa ku hoyanaya magalada Burtinle oo ay maanta gaareen. Dr.Gaas oo bilaabay wajiga labaad ee socdaalkiisa gobaladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suxufiyiinta G/Mudug oo wax laga xumaado ku tilmaamay sharciga saxafadda ee...

Gaalkacyo(pp) Suxufiyiinta Gobolka Mudug ayaa shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Maanta oo ay taariikhdu tahay 06/April/2014, waxay kaga arinsadeen Xeerka Saxaafada lagu caburinayo ee ay wadaan...

View Article

Agaasimaha la-dagalanka Burcad badeeda Puntland oo Cambaareeyay falkii lagu...

Garowe(pp) Agaasimaha guud ee la-dagalanka burcad badeeda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) ayaa canbeereeyay dilkii maanta Gaalkacyo loogu gaystay labo sarkaal oo ka tirsan Hay’adda UNODC...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkad ka shaqaynaysa nadiifinta guryaha iyo Xafiisyada oo bosaso laga furay...

(Bosaso Pp)Kulan lagu daah furaayay shirkad cusub oo lagu magacaabo Home & Office Cleaners yaaa lagu qabtay Xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshahada puntland ee Boosaaso waxaan ka soo qabgalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Nugaal oo xilka la wareegay maanta (Sawirro)

Garowe(pp) Munaasibad uu xilka kula wareegayo Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Nugaal ayaa maanta lagu qabtay xarunta Gobalka ee magalada Garowe. Waxaa kasoo qayb galay munaasibadaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Gaalkacyo lagu soo dhoweyey kana hadlay dilkii Labad Sargaal oo QM ka...

Isniin 07, 04, 2014 Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka anba baxay magaalada Burtinle iyagoo kusii jeeda Magaalada Galkacyo ee xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo la shiray Saraakiil ka socda WFP (Sawirro)

Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayo ku xigeenka madaxa ee Hay’adda WFP Moumini Doudrauga. Waxay ka wada hadleen labada...

View Article

Harassment on Independent Media in Somaliland Must Stop, IFJ Says

The harassment on independent media in Somaliland must stop, the International Federation of Journalists (IFJ) says today. According to IFJ affiliate in Somalia, the National Union of Somali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso oo looga dooday raadinta xalka Soomaaliya (Sawirro&Muuqaal)

Bosaso(pp) Dood cilmiyeed ku saabsan raadinta iyo baadi goobka xaalad wanaagsan oo dalka lagu soo daboolo ayaa lagu qabtay Jaamacadda Muqdisho xarunteeda magalada Bosaso. Waxaa kasoo qayb galay Siyaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abuukar Cawaale: WIXII DHIIG LAHOOW KACA !

Waa Mudaharaadyo bal-balaaran oo gilgili doona wadamada reer galbeedka ah loogana soo horjeedo tacadiga, dhaca,boobka ,iyo jirdilyada loo geysanayo shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan dalka Kenya siiba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Wasaradda Deegaanka oo la shiray Gudoomiyaasha G/lada Puntland(Sawirro)

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo duurjooga Puntland iyo agasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa caawa shir saacado badan socday kula qaatay magalada Garowe Gudoomiyaasha Gobalada iyo kuwo...

View Article

Khudbadii wasiirka Deegaanka iyo duurjoogta Puntland ee maanta (dhagayso)

Garowe(pp) Wasiirka Deegaanka Puntland Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan oo arrimaha deegaanka ka hadlaysay kasoo jeediyay shirwaynihii deegaanka looga hadlayay. Wasiirku...

View Article


Dood cilmiyeed ku aadan xaalada Gobalka Mudug oo Gaalkacyo ka furmay

Gaalkacyo(pp) Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabiyay hay’adda cilmi baarista Puntland ”PDRC” ayaa maanta ka furmay Hotelka Unlaaye ee magalada Gaalkacyo waxaa kasoo qayb galay doodaasi madaxwayne...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadalyey xaalada Gobolka Mudug oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Pl...

Gaalkacyo (PP) Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabiyay hay’adda cilmi baarista Puntland ”PDRC” looga hadalyey xaalada Guud ee Gobolka Mudug Gaar ahaan tan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buundada Midiger oo gabo-gabo maraysa iyo Eng.Camay oo booqday (Sawirro&Cod)

Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa maanta soo dhagax dhigay Buundada Falayr-yaale oo waxyeelo kasoo gaartay roobabkii sanadkii hore dhamaadkiisa Puntland ka da’ay inta uusan...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>