Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Bosaso oo looga dooday raadinta xalka Soomaaliya (Sawirro&Muuqaal)

$
0
0

Bosaso(pp) Dood cilmiyeed ku saabsan raadinta iyo baadi goobka xaalad wanaagsan oo dalka lagu soo daboolo ayaa lagu qabtay Jaamacadda Muqdisho xarunteeda magalada Bosaso.

3 (15) - CopyWaxaa kasoo qayb galay Siyaasi Cabdiraxmaan Macalin Cabdulle Baadiyow Ahna gudoomiyaha boorka sare ee jaamacada muqdisho   waxaan uu  si miisaan culus uga hadlay toosinta iyo tusmaynta madaxda dalka,madaxda Jaamacadda Muqdisho iyo Ardayda dhigta Jaamacaddaasi.

IMG_1655Dr.Cabdiraxmaan Macalin Cabdulle Baadiyow oo ka hadlay dood cilmiyeedka ayaa sheegay inay muhiim tahay sidii Soomaaliya loogu raadin lahaa xal wanaagsan oo dadka iyo hormarka isku keena,wuxuna iftiimiyay inay jirto qaladaad badan oo u baahan in la saxo si jiilashada danbe ay uga bad baadaan.

IMG_1630Qaar ka mid ah ardaydii Jaamacada Muqdisho  Faraceeda bosaso oo dood cilmiyeedka kasoo qayb galay ayaa wax ka waydiiyay aqoon yahanadda Soomaaliyeed ee soo qaban qaabiyay sida ugu wanaagsan ee xalka Soomaaliya loogu raadin lahaa,qaabka loo sixi karo waxyaabaha qaldan iyo doorka ay arrintaasi dhalinyaraddu ka qaadan karaan.

Dr. liibaan Xuseen Ciise oo ka mid ahaa Aqoon yahankii dooda ka qayb galay ayaa dhankiisa sheegay in la sixi karo waxyaabaha qaldan waa haddii la isku duubnaado oo laga fakaro nolashada dadka iyo bad baadintooda.

Madxawaynah Jaamacadd Muqdisho faraceeda Bosaso Prof.Aadan Axmed Xusseen (Aadan Xero) ayaa ugu danbayntii ka hadlay dood cilmiyeedka wuxuna ka mahad celiyay qaabka wanaagsan ee looga soo qayb galay wuxuna sheegay inay muhiim tahay qof kasta oo aqoon leh inuu ka shaqeeyo hormarka dalkiisa iyo waajintiisa.

Hoos ka dhaawo khudbadii uu ka jeediyay Prof.Aadan Axmed Xusseen (Aadan Xero) Dood Cilmiyeedka

IMG_1707 IMG_1696 IMG_1693 IMG_1680 IMG_1679 IMG_1666 IMG_1657 IMG_1654 IMG_1626 IMG_1609 IMG_1607 IMG_1603 IMG_1602 IMG_1599 IMG_1595 IMG_1593 IMG_1592 13 12 - Copy (2) 11 - Copy (2) 10 3 (74) 3 (71) - Copy 3 (68) 3 (61) 3 (60) 3 (59) - Copy 3 (58) 3 (46) 3 (43) 3 (42) - Copy 3 (35) 3 (31) 3 (29) - Copy 3 (22) - Copy 3 (19) 3 (15) - Copy 3 (14) - Copy 3 (12) 3 (11) 3 (6) - Copy

Puntlandpost.com
Xafiiska Bosaso

Cabdi nasir Daacad


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>