Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

RW.Dalka oo tagay Buulobarde iyo Jowhar (Sawirro)

$
0
0

Jowhar(pp) Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa safar aan horay loosoo shaacin ku tagay degmada Buulobarde oo ka mid ah degmooyinkii laga xoreeyay kooxda Alshabab.

Socdaalkaasi ka dib Cabdiwali Shiikh Waxa uu tagay magalada Jowhar xarunta Gobalka Shabeelada dhexe,halkaasoo lagu wado inuu kula shiro mamulka iyo qaybaha kala duwan ee Gobaladda Sh,dhexe.

Wasiirka Amniga,Wasiirka beeraha iyo masuuliyiin kale ayaa socdaalkiisa ku weheliya,wuxuna kusoo aadayaa xili gollaha wasiiradda ee Somalia ay soo saareen qoraal ay kaga hadlayaan xaaladda Somalida ku sugan magalada Nayroobi.

Waa Socdaalkii ugu horeeyay uu RW.Cabdiwali Shiikh Axmed ku tago labadaasi Degmo.

Wixii kusoo kordha kala soco Puntlandpost.com

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Shiikh

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Trending Articles