Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Ducafadii 11aad oo ka qalinjebisay Dugsiga Ibnu Xajir Al-Casqalaani Bosaso oo munaasabad sagootin ah loo qabatay (sawiro & Muuqaal)

$
0
0

(Bosaso PP) Munasabada oo ahayad mid lagu sagootinaayay dufcadii 11- aad ee ka qalinjisay machadka barshada Culuumta sharciga iyo luuqada carabiga ah ee Ibnu xajar al -Casqalaani Ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee sheekh cabdi qaadir ee jaamacad bariga africa  Ee magaalda Bosaso ee xarunta Gobalka bari

Maamulka machadka ibnu xajar al casqalaani , ardayfda waxkabarata machadkaasi,madaxda jaamacad bari africa ,Culima owdiin ,waaalidiin ,Haween iyo marti shafar aad u tir badan ayaa ka qayb galay Munaasabada oo ahy mid si heer sare ah loo soo agaasimay

DSC00827

Maamulaha Machadka Ibunu Xajar al -Casqalaani  Siciid Maxamed Cusmaan oo ugu horey ka hadlay munaasabada waxaana uu ka warbixiyay Tariikhda macadka iyo marxaladihii kaladuwanaa ee uusoomaray dugsiga ,waxaana uu tilmaamay in dugsiga lafuray sanadka markuu ahaa 2006 islamarkaana ey tahay  dufcadaan tii 11-da ee ka qalinjabisa dugsiga eyn isugjiraan 81- hablo ahiyo 61 – wiilal ah

Hormuudka kuliyada shareecada ee jaamacad bariga africa maxamed xasan Ayaa ka hadlay munaasabada ugu horeen hambalyo udiray ardayaan ,islamarkaasna waxa uu ubalan qaaday aradaydan in 3-da arday ee kaalimaha sare ka gala imtixaanka ey jaamacad siinayso waxbarasho lacag la,aan ah ,waxaana uu ku booriyay ardayda in ey dadaal badan layimaadaan

sheekh faarax cajab gudoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj ah ee gobalka bari Ayaa dhankiisa wax lagu farxo kutimaamay nambarka fiican ey ardaydaan kaga jiraan hablaha ,waxan uu ku siibooriyay hablaha in ey siiwataan waxbarashadooda

DSC00823

sulaymaan cabdulaahi maxamed oo ku hadlay afka ardayda qalin jabinaysay kana mid ahaa ayaa ugu horeen mahad balaaran ujeediyay maamulka iyo barayaasha macadka Ibnu xajar al Casqalaani oo mudada dheer wax soobaraayay iyo shirkadihii ka qaybqaatyay xafladaan , waxaan uu sidoo kale uu madasha ku soo badhigay buug ey ardaydan qoreen kaasi oo ka turjumaayo aqoontooda ,waxaana uu ugu baaqay ardayda haatan dhigata dugsiga in ey kaga dayadaan ardaydaan.

Beeldaaje cali faarax oo kamid ahaa isimadii ka qaybgalay munaasabada ayaa gabagabadii munaasabada ku sooxiray kal mado ubadnaa duco iyo baraarujin waxaan uu sigaar ardayda uu kula dar daarmay in ey siiwataan wax barashadooda eyna  ka mira dhaliyaan dadaakii mudada dheer ey soowadeen

Gabagdii munaasabda  ayaa ardayda waxa ey abaalmarino gudoonsiiyeen maamulka iyo barayaasha macadka ibnu xajara  al -Casqalaan ku waasioo mudo dheer wax soobaraayay

DSC00016 DSC00018 DSC00019 DSC00020 DSC00022 DSC00024 DSC00025 DSC00769DSC00827DSC00771 DSC00774 DSC00777 DSC00778 DSC00780 DSC00781 DSC00782 DSC00783 DSC00785 DSC00786 DSC00787 DSC00788 DSC00789 DSC00790 DSC00791 DSC00792 DSC00793 DSC00794 DSC00795 DSC00796 DSC00797 DSC00798 DSC00799 DSC00800 DSC00801 DSC00802 DSC00803 DSC00804 DSC00805 DSC00806 DSC00807 DSC00808 DSC00809 DSC00812 DSC00815 DSC00816 DSC00821 DSC00823 DSC00825 DSC00827 DSC00833 DSC00841 DSC00843 DSC00845 DSC00847 DSC00851 DSC00854 DSC00856 DSC00858 DSC00861 DSC00864 DSC00865 DSC00867 DSC00868 DSC00869 DSC00870 DSC00871 DSC00872 DSC00873 DSC00876 DSC00878 DSC00880 DSC00881 DSC00883

puntland p0st.com

xafiiska Bosaso

cabdi nasir DaacadDSC00883


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>