Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22938 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarumo ganacsi oo hor leh ayaa laga furay magalada Gaalkacyo (Sawirroa)

Gaalkacyo(pp) Labo xarumood oo ah nooca ganacsiga ee casriga ah ayaa maanta laga furay magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug. Xarumaha xariga laga jiray ayaa kala ah Hanad Hayper Market & Raad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaxootigii laga keenay Nayroobi oo Muqdisho Gaaray (Sawirro)

Muqdisho, 09,April, 2014… Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Burci Xamza ayaa maanta ku soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade 81 qof oo laga soo...

View Article


Mamulka Nugaal oo la kulmay isu-duwayaasha wasaraddaha u qaabilsan Gobalka...

Garowe(pp) Mamulka Gobalka Nugaal ayaa maanta xafiiska Gobalka isagu yeeray wakiiladda wasaraddaha Puntland u qaabilsan Gobalka Nugaal,kaasoo looga arinsayay qodobo badan. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Gaas oo Machadka Xanaanada Xoolaha Gaalkacyo booqday (Sawirro)

Gaalkacyo(pp) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay machadka xanaanada xoolaha ee ku yaalla magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW.Dalka oo tagay Buulobarde iyo Jowhar (Sawirro)

Jowhar(pp) Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa safar aan horay loosoo shaacin ku tagay degmada Buulobarde oo ka mid ah degmooyinkii laga xoreeyay kooxda Alshabab. Socdaalkaasi ka dib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ducafadii 11aad oo ka qalinjebisay Dugsiga Ibnu Xajir Al-Casqalaani Bosaso oo...

(Bosaso PP) Munasabada oo ahayad mid lagu sagootinaayay dufcadii 11- aad ee ka qalinjisay machadka barshada Culuumta sharciga iyo luuqada carabiga ah ee Ibnu xajar al -Casqalaani Ayaa maanta lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gollaha wasiiradda Puntland oo cambaareeyay dilkii Ajaanibta ee Gaalkacyo...

Gaalkacyo (PP) Waxaa Maanta oo Khamiis ah Xarunta Madaxtooyada ee Garoowe ka dhacay shirkii todobaad laha ahaa ee Golaha Wasiirada waxaa ay kaga hadleen Arimo kale Duwan. Golaha Wasirada Dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha PL oo Booqday Qabriga Madaxweynihii hore Somalia iyo Xarumaha...

Gaalkacyo (PP) Madaxweynaha Dowlada Puntland Proff C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta oo jimce ah Booqday Qabriga Marxuun C/laahi Yuusaf Axmed oo ahaa Madaxweyihi ugu horeeyey ee Dowlada Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayay Maalgashiga iyo midow la’aanta isgaarsiinta dalka oo...

Dubai(PP) Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadam Ibraahim oo safar shaqo ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka qaybgalay shir caalami ah oo ay soo qabanqaabisey hay’adda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo dalka dibadiisa u dhoofay maanta

Bosaso(pp) Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Shire Xaaji Faarax iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiradda xarumihii uu maanta booqday madaxwayne Gaas ee Gaalkacyo

Daawo Sawiradda socdaalkii uu madaxwaynaha Puntland maanta ku tagay xarumo kala duwan oo ku yaala magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Kenya oo soo bad baadiyay labo muwaadin oo Kenyaan ah

Ciidanka Kenya iyo kuwo mamulka Jubba ayaa maalinkii shalay kooxda Alshabab kasoo furtay labo ruux oo u dhashay dalka Kenya. maxaabiisAlshabab ayaa labadan qof ka afduubtay sanadkii 2011 xadka u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Ma La Gaarey Waqtigii Aad Is Casili Lahayd?

Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliyeed ayaa waxaa asbuucyadaan soo food saartey dib u dhac dhinaca siyaasada ah, ka dib markii uu ku fashilmay xal u helida sida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CAF-affiliated Anglophone Education officers’ workshop concludes in Yaounde

The Confederation of African Football (CAF) has on Saturday concluded a three-day workshop for education officers from its English speaking member-associations. Experts from CAF refereeing and coaching...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Soomaalida Maraykanka oo la Aqoonsaday (Dhagayso)

Maamulka magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa si buuxda u ansixiyey qaraar maalinta 1da Juulaay loogu asteeyey Maalinta Maamuska Soomaalida Maraykanka. Dhinaca kalena waxaa Minneapolis...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baahin Qandaraas – wadooyin la dhisayo

Baahin Qandaraas Golaha deegaanka ee degmada Garowe.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG- ),waxaanu doonayaa in qayb ka mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare C.weli iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo dhoweyn ballaaran oo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waxaana garoonka ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaraha Somalia oo xarumo Kismaayo ku yaal booqday

Kismaayo(pp) Ra’iisul Wasaraha Somaliya Cabdiwali Shiikh Axmed oo maalinkii shalay gaaray magalada Kismaayo ayaa maanta booqday dhowr xarumood oo magalada ku yaala. Meelaha uu booqday waxaa ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo caruurta ciidamada ay dhaleen waxbarashada lacag la’aan...

Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland oo maanta khudbad ka jeediyay munaasibad lagu xusayay maalinta ciidanka xooga dalka Somalia oo Garowe lagu qabtay ayaa sheegay dowladdu inay...

View Article

British and French UN workers killed in Somalia named

The UN has identified two of its workers killed in Somalia on Monday as UK citizen Simon Davis and French citizen Clement Gorrissen. Mr Davis, 57, and his colleague Mr Gorrissen, 28, were shot after...

View Article
Browsing all 22938 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>