Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22760

Maalinta Soomaalida Maraykanka oo la Aqoonsaday (Dhagayso)

$
0
0

Maamulka magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa si buuxda u ansixiyey qaraar maalinta 1da Juulaay loogu asteeyey Maalinta Maamuska Soomaalida Maraykanka.

CabdiDhinaca kalena waxaa Minneapolis shalay ka dhacay bannaanbax lagu cambaaraynayo qabqabashada qaxootiga Soomaalida Kenya.

Xilidhibaan  Cabdi Warsame oo ka mid ah Maamulka Magaalada Minneapolis  ayaa VOAda uga warramay sababta maalinta 1da Juulaay loogu aqoonsaday maalinta Soomaalida Maraykanka iyo mudaaharaadka ka dhanka ah Kenya.

Xigasho VOA 

Riix halkan si aad u dhagaysato Waraysgiga Cabdi Warsamae ee VOA-da


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22760

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>