Baahin Qandaraas
Golaha deegaanka ee degmada Garowe.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG- ),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha hoos ku qoran
1- Square Arch Roundabout.
2- Wadajir Horzed and Wabari tarmac road.
Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada Garowe waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan Qandaraaskaan hoos ku qoranoo ah:-
1- Square Arch Roundabout.(kala wareega gawaadhida Wadda Islaan Maxamed iyo Dawlada Hoose
2- Wadajir Horzed and Wabari tarmac road.
Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda:13/04/2014 ilaa 26/04/2014 Gollaha deegaanka qiime ah $20 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Qandaraaskan dhamaan dokumintigiisa waa in la soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan ku xusan.
Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
Xarunta Dawlada Hoose ee Garowe ama Emailkan:- indhacel@gmail.com
ka hor wakhtiga;10:00;am Taariikhda;26/04/2014.
Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;
(taariikh 26/04/2014, , (wakhtiga;11:00 am—- ilaa 12:00 pm
Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 15/04/2014, waqtiga :- 09 :AM
Goobta Hoolka D/Hoose Garowe si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.
Mahadsanidiin
Sarkaalka Wax soo iibsiga D/hoose ee Garowe
A/wali Ismacil Yusuf
+252-90-756804
Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;
No | Documents | Description | Submitted | |
Yes | No | |||
1 | Original – Certificate of registration | From the district | ||
2 | Original – Receipt of each bid document ($10) | From the district | ||
3 | Copy – Completion projects | The past three years completed projects (UN, INGOs etc) | ||
4 | Copy – CV’s of Project engineer with certificate | Project engineer’s CV’s | ||
5 | Copy – the company’s Profile | Company profile | ||
6 | Bid fully prices | Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures) | ||
7 | Bid signing | To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs) |