Af-hayeenka maamulka Jubbaland ee Soomaaliyeed Mudane C/naasir Seeraar ayaa si guud uga hadlay Xaalada guud ee deegaanada Jubbaland , gaar ahaan magaalada Kismaayo. Af-hayeenka ayaa si wanaagsan uga hadlay horrumarka ka socda deegaanka , tan iyo intii gacanta ku dhigeen magaalada Kismaayo iyo deegaanada jubbaland.
Daawo Video
Puntlandpost, Kismaayo, Jubbaland