Madaxwaynaha Puntland oo socdaal ku tagay Goldogob
Gaalkacyo(pp) Wararka naga soo gaaraya magalada Goldogob oo ka tirsan Gobalka Mudug ayaa sheegaya madaxwaynaha Puntland oo maantadii hore halkaa gaaray inuu la shirayo dhinacyadda bulshadda degmada ku...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo shirar ka wada Galdogob Caawana ku hoyanaya (Sawirro)
Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Gaalkacyo ayaa maanta gaaray magalada Galdogob oo ka mid ah degmooyinka Mudug ka tirsan. Iskuulada ku yaala...
View ArticleRa’iisul wasaare Cabdiwali oo la kulmay Odayaasha Kismaayo
Kismaayo(pp) Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maanta kula shiray aqalka madaxtooyadda mamulka Jubba Odayaasha iyo waxgaradka magalada Kismaayo. Waxaa kulanka goobjoog ka ahaa madax...
View ArticleBarnaamijka Waxbarshada sare Ee Pan Africa e Network oo laga bilaabay Markale...
Gaalkacyo (PP) Waxaa Magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug laga Daah Furay Barnaamiyo Waxbarshada sare Ee Pan Africa e Networ Projecta oo Dowlada India ka Hergalisay 53 dal Oo African ah...
View ArticleMadaxweyne Xasan “UK waxaan uga mahadcelineynaa ahmiyadda ay siinayaan Somalia”
Mogadishu, 15 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Afrika ee Dowladda UK oo maanta booqasho ku yimid...
View ArticleDegmada Taleex oo gacanta u gashay Somaliland iyo Barakac ka socda Taleex
Garowe(pp) Ciidamo ka socda mamulka Somaliland ayaa maanta galankii danbe gacanta ku dhigay degmada Taleex oo ka tirsan Gobalka Sool. Ciidanka la wareegay Taleex ayaa magalada kasoo galay labo jiho...
View Article” Waan soo dhoweynaynaa Wadahadalka Cali Khaliif Galaydh” Wasiir ka tirsan...
Xuseen Axmed Cabdulle oo ah Wasiirka kheyraadka iyo Biyaha Maamulka Somaliland ayaa saxaafada u sheegay in ay soo dhoweynayaan wadahadal la sheegay in uu u farmayo siyaasiga Cali Khaliif Galaydh iyo...
View ArticleDeg deg Puntland oo ka hadashay qabsashada Taleex ee Somaliland (Dhagayso)
Gaalkacyo(pp) Dowladda Puntland ayaa ka hadashay qabsashada Somaliland ee magalada Taleex iyadoona xaalada Taleex caawa la sheegayo inay tahay mid kacsan. War.saxafadeed kasoo baxay dowladda Puntland...
View ArticleQatar Charity: Vacancy Announcement – PRP Health Officer
Vacancy Announcement Department: Programs Position: PRP Health Officer Contract Duration: 6Months Location:...
View ArticleGaalkacyo oo golle deegaan heshay iyo doorashada duqa oo xili loo qabtay...
Gaalkacyo(pp) Galabta madaxtooyada Gaalkacyo waxaa lagu dhaariyay xubnaha cusub ee gollaha deegaanka Gaalkacyo inkastoo labu xubnood ay goobta dhaarinta ka maqnaayeen. Haweenka ayaa labo kusriga ka...
View ArticleSeeraar oo si guud uga hadlay Xaaalada Jubbaland, gaar ahaan magaalada...
Af-hayeenka maamulka Jubbaland ee Soomaaliyeed Mudane C/naasir Seeraar ayaa si guud uga hadlay Xaalada guud ee deegaanada Jubbaland , gaar ahaan magaalada Kismaayo. Af-hayeenka ayaa si wanaagsan uga...
View ArticleNadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Rowda ee Boosaaso oo gashay Habeenkii...
(Boosaaso PP)Habeenkii Talaadada ayay ahayd markii Markazka Al-Rawda ee Magaalada Bosaaso ay ka bilaabatay Nadwadii 12aad ee lagu qabto Magaalada Bosaaso, iyadoona xalay ey gashay habeenkeedii 3aad ,...
View ArticleWar Deg deg ah:Dr.Gaas iyo Cabdiqaybdiid oo ku shiraya magalada Gaalkacyo
Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Gaalkacyo ayaa madaxyooyada kula shiraya madaxwaynaha Galmudug Cabdi Cawaale...
View ArticleFaahfaahin: Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula Kulmay Madaxweynaha...
Gaalkacyo (PP) Madaxwaynaha Dawlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Aqalkiisa magaalada gaalkacyo ku qaabilay madaxwaynaha maamulka galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxaa labada...
View ArticleRaiisal Wasaare C/wali Sheikh Axmed Maxamed, oo guull wanaagsan ka soo hooyey...
C/wali Sheikh Axmed Maxamed oo ah Raiisal Wasaaraha DF ee Soomaaliya ayaa guullo ballaaran ka soo hooyey safarkiisii magaalada Kismaayo, kaddib markii magaalada Kismaayo ay kusoo dhoweeyeen madaxda sar...
View ArticlePuntland ma waxay u baahantahay hogaamiye mise madaxweyne ??
Hordhac Culimada ku takhasustay cilmi -nafsiga bulshada, waxay isla meel dhigeen dhamaan , ahmiyada uu u leeyahay hormarka iyo dhisida bulsho hogaamiye dhab ah . Kama maaranto bulsha kasta oo caalamka...
View ArticleGolaha deegaanka degmada Gaalkacyo oo galabta dooranaya gudoomiye iyo ku xigeen.
Gaalkacyo (PP) Waxaa galabta oo jimcaa lagu wadaa in golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo ay iska dhex doortaan gudoomiyaha golaha iyo ku xigeenkiisa, ka dib markii dhawaan la dhaariyay xubnaha golaha...
View ArticleMah’cadka Vision International College oo xarun cusub ka furtay magalada...
Garowe(pp) Magalada Garowe xarunta Puntland maanta waxaa lagu qabtay munaasibad lagu daah furayo machadka Vision International College iyo Barnaamijka Scholarship ee ”Pan African E-Network”....
View ArticleGollaha cusub ee deegaanka Gaalkacyo oo Gudoomiye doortay
Gaalkacyo(pp) Gollaha deegaanka Gaalkacyo ayaa goor dhawayd waxay iska dhex doorteen duqa degmada Gaalkacyo ahna gudoomiyaha Gollaha deegaanka. Doorashada ayaa waxaa goob joog ahaa madaxwaynaha...
View ArticleMadaxwaynaha DF oo warqadaha Aqoonsiga Safiirka Sucuudiga ka qabtay (Sawirro)
Muqdisho(pp) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Saudi Arabia. Saudi Arabia iyo Somalia waxey leeyihiin xiriir soo jireen ah. Safiirka...
View Article