Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ciidanka Puntland oo adkeeyay ammaanka magaalooyinka waa wayn (Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay ciidanku inay wadaan howlgalo kala duwan oo amniga Gobaladda lagu adkaynayo.

jaqanaf (1)Gen.Jaqanaf oo Xalay ku hoyday magalada Qardho maantana ku sugan degmada Carmo ayaa sheegay howlgalada Puntland ka socda inay yihiin kuwo ballaaran oo Amniga lagu adkaynayo,wuxuna sidoo kale ka hadlay 12-ruux oo Alshabab lagu eedeeyay oo Bosaso shalay lagu soo bandhigay.

Xaduudaha Puntland ayuu sheegay masuulkan inuu yahay mid la adkeeyay.

Lama yaqaan sababta xilikan kusoo beegtay howlgalada ay ciidanku wadaan walow dagaal yahano Alshabab ka tirsan ay wali ku sugan yihiin buuraha Galgala ee Bariga Puntland.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles