QM oo saluug ka muujisay ammaanka ajaanibta Somalia ku sugan
Muqdisho(pp) Tan iyo markii magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug horaanta bishaan lagu dilay labo shaqaale oo ka tirsan hay’adda UNODC ayaa waxaa soo baxaya walaaca ay beesha caalamka ka muujisay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo maanta dhagax dhigay Dugsiga...
Muqdisho, Arbaco, 23 April, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed, oo ay weheliyaan Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasiirka...
View ArticleMamulka Garowe oo sheegay afar wado in la bilaabi doono (Dhagayso)
Garowe(PP) Iyadoo ay maalin-ba maalinta ka danbaysa ay sii korayso caasumadda Puntland ee Garowe ayaa waxaa arrintaasi bar-barso dhismaha wadooyin aad u qurux iyo kuwo kale oo laami laga dhigay....
View ArticleSoomaaliyeey: Kenya Sidaan Kuuma Gasheen ‘Hadii Aad Dowlad Midaysan Lahaan...
Waxaan inta qarniga ka dhiman aan marna Soomaali oo dhan hilmaami doonin sida sharci darida ah oo ay askarta sida gaarka ah loo tababaray ee loo yaqaan GSUda ula dhaqmeen qaxootiga Soomaaliyeed ee...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland (Daawo)
Garowe(pp) Sida uu sheegay wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo madax ka socota Somaliland ayaa ku shiray magalada Addis...
View ArticleDanyarta ku nool magalada Garowe oo laga wacyi galiyay daabulka dadka iyo...
Garowe(pp) Guddiga sare ee la-dagalanka daabulka iyo ganacsiga dadka iyo tahriibka Puntland ayaa maanta kulan wacyi galin ah u qabtay Qoysaska danyarta ah ee ku nool kaamka la yiraahdo Jilab oo...
View ArticleCiidanka Bosaso oo gacanta ku dhigay dad Alshabab lagu eedeeyay (Sawirro)
Bosaso(pp) Ciidanka Ammaanka magalada Bosaso ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan dad looga shaki qabo inay ka tirsan yihiin kooxda Alshabab oo hormarka iyo ammaanka dalka caqabad ku ah. Howlgal...
View ArticleXasan Shiikh“Mashaariicda dib u dhiska waxay saldhig u yihiin Horumarka...
Mogadishu, 29 April 2014. -Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka Carabta ka...
View ArticleCiidanka Puntland oo adkeeyay ammaanka magaalooyinka waa wayn (Dhagayso)
Garowe(pp) Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay ciidanku inay wadaan howlgalo kala duwan oo amniga Gobaladda lagu adkaynayo. Gen.Jaqanaf...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka PL oo la shiray Hay’adda ILO (Sawirro)
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta la shiray madaxa Somalia u qaabilsan Hay’adda ILO PAUL CROOK. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada waxana...
View ArticleHeshiiska DF ay la gashay Shirkadda Favori oo sharci daro lagu tilmamay
Muqdisho(pp) Fadhiga baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa waxaa maanta qayb ka ahaa war bixin uu soo gudbiyay guddiga gaadiidka baarlamaanka kaasoo salka ku haya heshiiska Xukumadda DF ay la...
View ArticleAskari lagu laayay magalada Kismaayo iyo baaritaano socda
Kismaayo(pp) Ammaanka magalada Kismaayo ayaa caawa si wayn loo adkeeyay ka dib markii xalay magalada lagu dilay saddex Askari oo ka tirsan kuwa mamulka KMG ah ee Jubba. Askartan la laayay ayaa la...
View ArticleDowladda Puntland oo gargaar caawinaad ah beesha caalamka waydiisatay
Garowe(pp)Dawladda Puntland oo Beesha Caalamka Ka Codsatay In Gurmad Deg-Deg Ah Lala Soo Gaaro Deegaanada Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweyanaha dawlada...
View ArticleXoolo dhaqatada iyo shacabka Bali busle oo ka cabanaya biyo la’aan soo...
Gaalkacyo (PP) Deegaanka Bali busle ee gobolka Mudug oo ah deegaan balaaran oo ey ku dhaqanyihiin bulsho u badan xoola dhaqoto iyo tuulooyinka hoos yimaada ayaa waxaa ka taagan biyo la’aan baahsan....
View Article130 arday oo shahaadooyin ka qaatay xirfado kala duwan Gobolka mudug. “Sawiro”.
Gaalkacyo (PP) Ururka Maxaliga ah ee deegaan oo kaashanaya hay’ada DIA ayaa mashaariic hirfadeed ka fulisay deegaano ka tirsan gobolka Mudug. Goobaha mashaariicda laga fuliyay waxaa kamida Deegaanka...
View ArticlePuntland oo laga xusay maalinta shaqalaha aduunka iyo madaxda oo ka qayb...
Garowe(pp) Wasaradda shaqada,shaqalaha,dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kulan lagu xusayo maalinta shaqalaha caalamka oo ku beegan kowda bisha shanaad....
View ArticleVoices of Press Freedom: NUSOJ launches campaign to highlight plight of...
1 May 2014 To mark World Press Freedom Day this year, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today launched a campaign to raise awareness of press freedom issues in Galkayo, Somalia’s...
View ArticleWasiir ku xigeenka waxbarashada PL oo wali kormeeraya waxbarashada Bosaso...
Bosaso(pp) Wafdi uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka wasaradda waxbarashada Puntland Dr.Maxamed Cali Faarax oo maalmihii ugu danbaysay u guur galayay waxbarashada magalada Bosaso ayaa socdaalkoodii iyo...
View ArticleKullan balaaran oo looga hadlayay xaalada Somalia oo lagu qabtay magalada...
London(pp) Kulan ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Kacdoonka ka hortaga Qabyaalada ( ATM ) isla markasna uu ka qayb galay Wasiirka arrimaha diabdda dalka UK ayaa maanta lagu qabtay martaha...
View ArticleXaflad heer sare ah oo maanyta lagu qabtay xarunta Iskuulka Galkacyo Primary...
Xaflada QalinJebin Ah Fasalka form 4 Iyo 8-aad Ee Dugsiga Sare Gaalkacyo (Galkacyo Secondry School GSS ) Ayaa Waxa Ay Ka Dhacday hoolka Shirarka Tag Foundation Ee Magaalada Gaalkacyo. Xafladdan oo Si...
View Article