Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay RW.Dalka Yeman (Sawirro)

$
0
0

Sanca(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maalinkii shalay gaaray dalka Yeman ayaa la kulmay Ra’iisulwasaraha dalkaasi ninka la yiraahdo Mohamed Basindawa.

gaas-yemen2Labadaan masuul ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin sidii looga wada shaqayn lahaa xoojinta xiriirka Puntland iyo Yeman,ganacisga iyo iyadoona shirkan ay kasoo baxeen in labada dhinac ay wakiilo kala matala ku yeesheen Garowe iyo Sanca.

20145463534797476642246111Madaxwayne Gaas iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay la kulmaan madaxwaynaha Dalka Yeman Cabdulrabbi Mansuur Haadi waxana ay labada madaxwayne ka wada hadli doono arrimo khuseeya Puntland iyo Yeman iyo sidii loo wada shaqayn lahaa.

2014546353479746399920281Waa socdaalkii ugu horeeyay tan iyo inta uu Gaas madaxwayne noqday uu ku tago dalka Yeman,iyadoona inta uu jooga magalada Sanca uu ka kulmi doono shacabka Soomaaliyeed ee Wadanka Yeman ku sugan.

20145463534797491312021915Cilaaqaad wanaagsan ayaa ka dhaceeya Puntland iyo Yeman waxana xeebta badda cas inta badan looga dhoofiyaa Yeman khayraadka ka buuxa Puntland.

20145463534797484291649314

2014546353479749948589968

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles