Xasan Shiikh:Kenya Qunsul uma soo magacaaban magalada Kismayo
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee dalka Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku cadeeyay shirkii jaraa’id ee uu shalay ku qabtay magalada Muqdisho inaysan dowladda Kenya wax qunsul ah usoo...
View ArticleMadaxwaynaha DF Somalia oo galabta u dhoofay Dalka Itoobiya
Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta u dhoofay magalada Addis ababa ee xarunta u ah dalka Itoobiya. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wararka soo baxaya way...
View ArticleXasan Shiikh Maxamuud & John Kerry oo Addis ababa ku kulmay
Addis ababa(pp) Madaxwaynaha DF ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo maalinkii shalay gaaray magalada Addis ababa ayaa maanta la kulmay Xoghayaha arrimaha dibada dalka Maraykanka ninka la yiraahdo John...
View ArticleWasiirka Arrimaha gudaha Pl oo ka hadlay dhismaha Gollayasha degmooyinka Mudug
Garowe(pp) Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Garaash) ayaa sheegay inay meel wanaagsan marayso dhismaha gollayaasha deegaanka ee degmooyinka...
View ArticleRW.Dalka “Xorriyadda Saxaafaddu waxay asaas u tahay dimuquraadiyadda”
Muqdisho, May 03, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bah-weynta saxaafadda Soomaaliyeed uga hambalyey Maalinta Xorriyadda...
View ArticlePuntland oo xukun dil ah ku riday ragg ka tirsan kooxda Alshabab
Bosaso(pp) Ragg ku eedaysan inay ka tirsan yihiin ururka Alshabab ayaa maanta la hor keenay maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Gobalada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyadoona saddex ka mid ah...
View ArticleDaawo Sawiradda qaabkii madaxwaynaha Puntland Dalka Yeman loogu soo dhaweeyay...
Sabti 03, 05,2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degey magaalada Sanca ee casimadda dalka Yemen, waxaana garoonka diyaaradaha ee...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay RW.Dalka Yeman (Sawirro)
Sanca(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maalinkii shalay gaaray dalka Yeman ayaa la kulmay Ra’iisulwasaraha dalkaasi ninka la yiraahdo Mohamed Basindawa. Labadaan...
View ArticleDad ku dhintay booyad shidaal oo dab ku qabsaday magalada Hargaysa
Hargaysa(pp) Labo qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Booyad shidaal siday oo ku qalimatay magalada Hargaysa taasoo markii danbe uu dab qabsaday. Dad kale ayaa ku dhaawacmay waxana sidaasi sheegay...
View ArticleWasiiru dowladaha madaxtooyadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Pl oo la kulmay...
Nairobi (pp)Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas Cumar ayaa magaalada Nairobi kula kulmay ku xigeenka Safiirka dalka Japan ee fadhigiisu yahay dalka Kenya...
View ArticleDr.Eenow oo ka digay in shirar ay Garowe ku qabtaan masuuliyiin hore ee...
Garowe(pp) Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland Dr.Maxamed Saadiq Eenow ayaa ka digay in shirar ka dhanka dowladda ay Garowe ku qabteen masuuliyiin ka tirsan dowladii hore ee Mudane Cabdiraxmaan...
View ArticleTacsi: Col. Faarax Bootaan Warfaa
Waxaa Magaalada Odense ee dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Col. Faarax Bootaan Warfaa oo ka mid Odayaasha Soomaaliyeed ee dalka Denmark wuxuuna marxuumku ka mid ahaan jiray saraakiishii sar sare...
View ArticleWadooyinka Buuhoodle oo xiran iyo Wasiirka Somaliland oo loogu baaqay inuu...
Buuhoodle(pp) Banaanbax ballaaran oo maanta ka dhacay magalada Buuhoodle ayaa waxaa looga soo horjeeday wafdi uu hoggaminayo wasiirka Somaliland Saleebaan Ciise Xagletoosiye oo maalinkii labaad...
View ArticleRW.Dalka oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Baladxaawo
Muqdisho, 05, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo kuwa nasiib daro ah, isla...
View ArticleXasan Shiikh Maxamuud oo Culays culus kaga yimi gollaha baarlamaanka...
Muqdisho(pp) Tiro xildhibaano ah oo maanta ku shiray magalada Muqdisho ayaa isku raacay inay baaq u diraan madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud kaasoo ku aadan inuu is-casilo. Xildhibaanadan...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo la kulmay madaxwaynaha Dalka Yemen (Sawirro)
Sanca(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta madaxtooyadda Sanca kula kulmay madaxwaynaha Dalkaasi Yeman ninka la yiraahdo Abdu Rabbuh...
View ArticleXaflad lagu soo afmeerayo sanad dugsiyeedkii 2013-2014 ee Iskuulka Nawaawi oo...
Garowe(pp) Munaasibadaan galabta lagu qabtay Dugsiga Imaamu Al-nawaawi ee magalada Garowe ayaa waxay salka ku haysan gudoon siinta abaalmarino kala duwan oo ay mutayseen qaar ka mid ah fasaladda iyo...
View ArticleWasaradda Duuliska hawadda Puntland oo sheegtay in la bilaabayo sahminta...
Garowe(pp) Waxa lagu wadaa maanta in la bilaabo qiimaynta iyo sahminta garoonka diyaaradaha magalada Garowe ka dib markii ay maalinki shalay xubno ka socda shirkadda qaadatay dhismaha garoonka...
View ArticleMagalada Gaalkacyo oo roobsatay iyo mamulka degmada oo howlo shaqo xalay...
Gaalkacyo- May 07-2014- Waxaa Habeenkii Xalay ahaa ay Raxmada Eebe ay ka Hoortay Magaalada Gaalkacyoo, ee Gobolka Mudug, iyadoona Roobka lugu diirsaday. Raxmada Eebe ayaa Biyo dhigtay Wadooyinka...
View ArticleWasiirada Waxbarashada Iyo Amaanka Puntland oo La Kulmay Wasiiro ka mid Ah...
Arbaca 07, 05, 2014 Wasiirka wasaarada waxbarashada ee Puntland Mudane. Cali Xaaji Wars ame ayaa kulan muhiim ah kulan kula qaatay Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman Wasiirka waxbarashada ee...
View Article