Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dad ku dhintay booyad shidaal oo dab ku qabsaday magalada Hargaysa

$
0
0

Hargaysa(pp) Labo qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Booyad shidaal siday oo ku qalimatay magalada Hargaysa taasoo markii danbe uu dab qabsaday.

Dad kale ayaa ku dhaawacmay waxana sidaasi sheegay Maayarka Hargaysa Cabdiraxman Maxamud Ceydiid oo saxafada kula hadlay goobta uu shilkan ka dhacay.

Masuulkan ayaa sheegay sababta shilka keentay inuu yahay ka dib markii Dawaralkii waday Booyada uu ka waayay bireega gaariga taasina ay keentay inuu qalimo isla markasna uu dab qadaso.

Dabka ayaa sii saameeyay gaadiid goobta ka agdhowaa iyo xarun shidaan waxana socda dadaalo kala duwan oo arrintaasi looga hortagayo.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles