Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wiil mucjiso oo maalinkii shalay ku dhashay Isbitaalka magalada Garowe(Sawirro)

$
0
0

Garowe(pp) Inkastoo ay qatar rabi tahay haddana wiilkan mucjisada ee shalay ku dhashay magalada Garowe gaar ahaan Isbitaalka magalada ayaa waxaa ka fajacay dhamaan dadkii arkay.

23

Jir ahaan wuu ka wayn yahay ilmaha xiligaasi dhasha,wuxuna noolaa wax yar ka dibna wuu saqiiray,waa arrin mucjiso ah oo dadka islaamka ah lagu doonayo inay illaahay ku waano qaataan.

Hooyadda dhashay wiilkan mucjisada ah ayaa waxay foolanaysan mudo labo maalmood ah waxayna ahayd Hooyo Ugub ah.

Muuqaalka sawirradaan qofkii arkaa aad ayuu uga naxayaa,,waxana loo baahan yahay in xili kasta illaahay la xasuusto.

33 112

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>