Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo Kormeeray Garoonka diyaaraha ee Boosaso(Sawiro)

$
0
0

Boosaaso(pp)Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada puntland ,maamulka Gobalka Bari ,kan dagmada Boosaso ayaa maanta kormeeray garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari

IMG_3027
Madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar ayaa Waxa uu indha indheeyey inta uu ku sugnaa Garoonka Boosaaso sida ay howsha u socoto, oo xiligaan marayso heer gaba gabo ah dhismaha garoonka diyaaradaha Boosaaso, waxaana uu warbixino uu ka dhagaysaytay maamulka Garoonka Boosaaso iyo Madaxda shirkada Dhisaysa Garoonka

qe

Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa kormeerka kadib warbaahinta kulahadlay gudaha garoonka Boosaso , waxaana uu ugu horeen ugu tacsiyeeyay Boliska Puntland Iyo guud ahaa shacabka puntland geeridii alaha naxariistee Taliyihii ilaalada garoonka Boosaaso Marxuum Shire Xasan Amaan oo todobaadkii hore lagu dilay Boosaaso

Eng. Camey ayaa sidoo kale amaanay halka howsha marayso oo uu ku tilmaamay arrin aad loogu farxo dhamaystirka dhismaha wadada ay ku ordaan diyaaraha ee Airport Bandarqasim International  ee magaalada Boosaaso
Hoos ka dhagayso Codka Madaxwayne Ku xigeenka

1239jj_n 12366813_1064300083603934_1334518213_n 12380284_1064300066937269_1180961628_n 12386680_1064300080270601_375873497_n 12395062_1064300096937266_1913278286_n IMG_2987 IMG_2988 IMG_2989 IMG_2991 IMG_2995 IMG_2996 IMG_2997 IMG_2998 IMG_2999 IMG_3000 IMG_3001 IMG_3005 IMG_3006 IMG_3007 IMG_3009 IMG_3011 IMG_3015 IMG_3016 IMG_3019 IMG_3020 IMG_3021 IMG_3022 IMG_3024 IMG_3025 IMG_3027 qe

Puntlandpost.com

Xafiisk Boosaaso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>