Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dufcadii 2-aad oo ka qalin jabisay Kuliyada Caafimaadka Jaamacada Bariga Africa

$
0
0

Boosaaso(pp)Munaasabadan oo lagu qabatay  hoolka shirarka ee Shiikh  Cabdi Qaadir  ee Jaamacada Bariga Africa waxaa ka qaybagalay Masuuliyiin ka socday wasaarada caafimaadka  Puntland , Maamulka Jaamacada Bariga Africa, Waalidiin ,Aqoonyahano iyo  Martisharaf Kale, waxaana Xafladan oo ahayd mid qaab ahaan ka duwanayd ku wii lagu qaban jiray jaamacada  lagu sagootinaayay dufcadii 2-aab ee ka qalin jabisay Kuliyada Caafimaadka Jaamacada Bariga Africa ku waasi oo Tiro ahaan dhamaa  43 -arday

Dr- Maxmed Bashiir Diiriye oo ku hadalay Magaca aradayada qalin jabisay  ayaa uga mahadceliyay dadaalkii ay galiyeen  maamulka iyo  Macalimiinta jaamacad E A U  iyo  waalidiintooda  , waxaana uu sidoo   kale uu sheegay in ardaydaan mudadii ay wax baranaayeen waxbadan u qabteen bulshada  si gaar ah dadka danta- yar

IMG_9899

Hormuudka Kuliyada Caafimaadka Jaamacada Bariga Africa    Dr- Abshir Cali  ayaa  hambalyo u diray ardayda qalin jabisay  iyo Eheladooda , waxaana uu  u mahadceliyaya maamulka iyo macalimiinta Jaamacada Bariga Africa oo uu sheegay in ay da’daal badan ku bixiyeen sidii ardaydan ay heerkan u soogaari lahaayeen ,waxaana uu dhankale amaanay waxyaabihii ay qabteen ardayda mudadii ay dhiganaayeen jaamacada

Dr -Faarax Axmed Muuse   iyo Drs-Xamdi  Xasan Warsame oo mid Ah macalimiinii  wax soobaray ardaydaan ayaa dhankooda  ardayda kula dardaarmay in ay ugu adeegaan cilmigii labaray bulshadooda, sidoo kalana ay midoobaan

IMG_0383

Gudoomiye Ku xigeenka Jaamacada Bariga Africa  Shiikh Maxmed  Maxmuud Ciise oo gabagabdii sooxiray  munaasabad ayaa hambalyo kadib sheegay in jaamacada  ay lagarabtaagantay ardayda ka qalin jabisay ay garab istaagi doono oo ayasan ugahari doonin halkaaa

“aradydan hada ka qalin jabinaysa waxay jaamacada lagarab taagan tahay wax alaale wixii  hiil iyo hooba , ma ahan in ay soosaarayso kadibna ka harayso , horay halkaan ayaa looga sheegay qaar kamid ah aradaydii ka soobaxay qaar kamid ah macalimiin ayaa looqaatay, waxaaana rajaynaayaa kuwaana kuwii ugu horee in macalimiin looqaadan doono”ayuu yiri Gudoomiye kuxigeenka  Jaamaca

Tiradaan 43- arday ee ka qalin Jabisaya maanta   Jaamacada Bariga Africa  xarunteeda Boosaaso  ayaa ka mid noqonaaya 3360-Aqoonyahan oo kaqaliin jabisay Jaamacada  mudadii ay furnayd , waxaana ay noqonaysaa dufcadaan 2-aab ee ka qalin Jabisa Jaamcada Bariga Afrika kuliyadeeda Caafimaadka

IMG_0001

IMG_0003

 

IMG_0015

IMG_0018

IMG_0023

IMG_0026

IMG_0030

IMG_0040

IMG_0044

IMG_0054

IMG_0071

IMG_0090

IMG_0091

IMG_0093

IMG_0116

IMG_0127

IMG_0148

IMG_0383 IMG_9854

IMG_0171

IMG_0190

IMG_0204

IMG_0205

IMG_0216

IMG_0220

IMG_0236

IMG_0257

IMG_0269

IMG_0271

IMG_0272

IMG_0273

IMG_0275

IMG_0280

IMG_0282

IMG_0295

IMG_0300

IMG_0315

IMG_0334

IMG_0369

IMG_0371

IMG_0374

IMG_0375

IMG_0457

IMG_0458

IMG_0460

IMG_9812

IMG_9819

IMG_9867

IMG_9869

IMG_9883

IMG_9900

IMG_9902

IMG_9909

IMG_9920

IMG_9923

IMG_9925

IMG_9938

IMG_9942

IMG_9963

IMG_9968

IMG_9989

 

punIMG_9998

Puntlandpost.com

Xafiiska Boosaaso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>