Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo tagay Buuhoodle
Buuhoodle(pp) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta oo Khamiis ah tagat magalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn. Ujeedka socdaalkiisa...
View ArticleDufcadii 2-aad oo ka qalin jabisay Kuliyada Caafimaadka Jaamacada Bariga Africa
Boosaaso(pp)Munaasabadan oo lagu qabatay hoolka shirarka ee Shiikh Cabdi Qaadir ee Jaamacada Bariga Africa waxaa ka qaybagalay Masuuliyiin ka socday wasaarada caafimaadka Puntland , Maamulka...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo lagu soo dhaweeyay Amsterdam
Amsterdam(pp) Danjiraha dowladda Soomaaliya u qaabilsan wadanka Maraykanka Axmed Ciise Cawad iyo marwadiisa ayaa lagu soo dhaweeyay magalo madaxda wadanka Holand ee Amsterdam. Xubo ka tirsan Jaaliyadda...
View ArticleXasan sheekh oo la kulmay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya
Muqdisho-(PP)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka cusub ee Midowga Afrika arrimahamaaliya SooDanjire Francisco Caetano...
View ArticleShrciga dhismaha ciidanka Badda oo la ansixiyay
Muqdisho-(PP)-Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda u ansixiyay sharciga dib u habeeynta, dhismaha ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha dalkeena, ka dib kulamkoodii...
View ArticleAbaalmarinta Rajo oo la Guddoonsiiyay Horseedayaasha Bulshadda Soomaaliyeed.
Boosaaso(pp)Abaalmarin caalami ah oo loogu magacdaray RAJO ayaa Munaasabad ka dhacday Magaaladda Bosaso waxaa lagu lagu Guddoonsiiyay Todobo Qof oo isugu jira Rag iyo Dumar kuwasoo Door wayn ka...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo yimi Gaalkacyo lana hadlay warbaahinta
Gaalkacyo (PP):Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo laabtay Gaalkacyo, kadib markuu ka qayb galay shirkii looga hadlayey doorashada 2016. Cabdiwali Cali Gaas oo la...
View ArticleDhalinyarada Soomaaliya oo diidan ku dhaqanka qabyaalada, tahriibka iyo Qaadka
Waxaa qaaday sawirkan Cabdinaasir Daacad Bosaso(pp) Waxaan maanta xeebta magalada Bosaso kula kulmey dhalinyaro kala duwan oo qaarkood ka yimi gobaladda Waqooyi iyo Koonfureed ee Soomaaliya, kuwaasoo...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafti ballaaran oo Gaalkacyo lagu soo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii ballaadhnaa ee magaalada Muqdisho ugu maqnaa kaqayb galka shirarkii looga hadlayey aayaha soomaaliya ayaa maanta 18-Dec-15...
View ArticleWasaradda dhalinyarada Puntland Iyo Shirkada Ilo Taango oo Boosaaso Tartan...
Boosaaso(pp)Tartankan oradka ah oo ay soo qaban qaabisaya Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ee Gobalka Bari ayna maalgalisay Shirkada wadaniga ah ee Ilo- Tango , u jeedkiiisuna ahaa mid...
View ArticleSharma’arke oo furay shir weynaha dhallinyarada Soomaaliyeed
Muqdisho-(PP)-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furey shirweynaha dhallinyarada Soomaaliyeed,kaas oo ay qaban qaabadiisu lahayd wasaaradda dhalinyarada iyo Sportiga dalka....
View ArticleShir looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo lagu soo...
Jabuti-(PP)-Shir looga hadlayay xadugudubyada ka dhanka ah haweenka Qaaradda Afrika ayaa lagu soo gabo gabeeyay dalka Jabuuti. Shirka oo socday muddo saddex cisho ah ayaa dhanka Soomaaliya waxaa uga...
View ArticleAMISOM Conference on the role of women in countering extremism ends in Djibouti
Djibouti-(PP)-A three-day conference on the role of women in countering violent extremism yesterday closed with a call to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Federal Government to...
View ArticleHeshiiskii ka dhacay B/weyne oo qodobbo laga soo saaray
B/weyne-(PP)-Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa goob-joog ka ahaa hishiis rasmi ah oo gelinkii danbe ee maanta ay ku...
View ArticleMidowga Afrika oo ciidamo geynaya Burundi
Addis Ababa-(PP)-Midowga Afrika oo kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa waxay isku raaceen qorshe qabyo ah oo ciidamo nabad ilaalin loogu dirayo dalka Burundi, si loo ilaaliyo dadka rayidka ah....
View ArticlePuntland oo laga musuq maasuqay shir lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho(PP):Wafti ka socda dowaldda Puntland ayaa ka qayb galay Shirka dhalinyarada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay,waxaa waftigaas hogaaminayey agaasimaha dhalinyarada iyo Cayaaraha Axmed Cabadala...
View ArticleKaraash iyo Qarjab oo ku soo laabtay Garowe
Garowe(PP):Waxaa Maanta oo Sabti ah Garowe dib ugu soo laabtay wasiiradda Amniga iyo Arimaha gudaha Puntland, kadib safaro ay ugu kala maqnaayeen Marayakanka iyo Kenya. Labada wasiir ayaa diyaarad...
View ArticleWar degdeg ah: Qarax goor dhow ka dhacay waddada Maka Al-Mukarrama ee Muqdisho
Muqdisho-(PP)-Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama, kaas oo dhaliyay qasaare aan la ogeyn inta uu la’eg yahay. Gaadiidka Deg deg ga ah (Ambulance) ayaa qaadayay dad ku...
View ArticleBeelo ku dagaalamay deegaan hoostaga Buuhoodle
Buuhoodle(PP):Deegaan lagu magacaabo Balliya Xasan oo hoostaga degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn waxaa maanta ku dagaalamay labo beelood oo wada dega, khasaare iyo dhimasho iyo dhaawac ah ayaana ka...
View ArticleGudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo iscasilay
Garowe(PP):Gudoomiyaha ruga Ganacsiga iyo warshadahaPuntland Cabdiraxaman Jaamac Warsame ayaa Maanta shaaciyey inuu xilkaas iska casilay,isagoo is casilaadiisa ku sababeeyay arimo ugaara. Waxaa uu...
View Article