Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Beelo ku dagaalamay deegaan hoostaga Buuhoodle

$
0
0

Buuhoodle(PP):Deegaan lagu magacaabo Balliya Xasan  oo hoostaga degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn waxaa maanta ku dagaalamay labo beelood oo wada dega, khasaare iyo dhimasho  iyo dhaawac ah ayaana ka dhashay dagaalka.

Labada beelood ayaa la sheegay inuu dagaalkoodu ka kacay kadib markii ay ku murmeen deegaan ay wada degaan, dhaawacyada ayaa la keenay Isbitaalka Buuhoodle.

In kor udhaafaysa 20 Ruux ayaa ku dhintay dagaalka, halka dhaawucuna intaa ka badan yahay, ilaayo hada ma jirto cid dagaalka ka hadashay,waxaan magaalada Buuhoodle ku sugan madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Camey oo khamiistii tagay.

Inta badan beelaha Soomaalida ayaa ku dagaalama dhul daaqsimeed iyo ceelal biyoodyo, waxaana la sheegay in labadan beelood uu mudo muran ka dhexeeyey.

Puntlandpost.com.

 

 

The post Beelo ku dagaalamay deegaan hoostaga Buuhoodle appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>