Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dableey toogatay nin u shaqaynayay dowladda

$
0
0

Muqdisho-(PP)-Koox k hubeysneyd Bistoolado ayaa xaafaadda Nasteexo degmada Wada-jir ee gobolka Banaadir waxay ku toogteen Allaha u naxariistee C/laahi Muumin oo ka tirsanaa saraakiisha Bankiga dhexe ee Soomaaliya.

Dableyda oo ku hubeysnayd Baastoolado ayaa durbadiiba goobta ka baxsatay, waxana halkii uu dilku ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya,iyagoo sida baaritaanno ka wada nawaaxiga lagu toogtay marxuumka.

Dilalka qorsheysan ayaa ee ka dhaca Muqdisha ayaa isa soo taraya,mana jiraan inta badan cid loo qabto toogashada ay geystaan dableyda abaabulan.

 

Puntlandpost.com

The post Dableey toogatay nin u shaqaynayay dowladda appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>