Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe ka daah furay xafiiska ka shaqayn doono New Dealka

$
0
0

Garowe-(Puntlandpost)-Magaalada Garowe waxaa maanta oo Arbaco ah lagu daah furay mashruuc loogu magac darya madasha hormarka Puntland oo qayb ah barnaamijka New Dealka.

Waxaa ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Puntland,masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Qorshaynta oo kalanka soo qaban qaabiyey iyo dadweyne kale.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay in madashan ay noqon doonto mid looga arinsado himilooyinka Puntland,islamarkaanaka shaqayn doonto hormarka Puntland.

Madasha Hormarka Puntland ayaa looga hadli doona hormarka iyo geedi socodka Puntland waxaa uuna qayb ka yahay Mashruuca New Dealka,waana xafiis isku xiridoona barnaamijyada New dealka ee Puntland iyo Ha’yadaha Caalamiga ah.

Sawirro.

DSC8796 DSC8799 DSC8801 DSC8802 DSC8804 DSC8824 DSC8870 DSC8874 DSC8886

Puntlandpost.com.

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe ka daah furay xafiiska ka shaqayn doono New Dealka appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>