Jop Openings at WYG International
The post Jop Openings at WYG International appeared first on Puntland Post.
View ArticleDibad baxyo Rabshado watay oo ka dhacay Mandera
Nairobi-(Puntlandpost)-Dibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas...
View ArticleAxmed Madoobe oo baarlamaanka mar kale codsi horgeeyey iyo Xildhibaanada...
Kismaayo-(Puntland Post)- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa baarlamaanka Jubbaland ka codsaday inay u kordhiyaan xiliga uu soo magacaabayo golaha wasiiradda oo hadal hayntooda...
View ArticleWasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wax soo saarka dalka
Muqdisho-(Puntlandpost)Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxafadeed ay uga hadlayso habka wadaagga wax soo saar ee qayaraadka dalka, ayadoo taageera...
View ArticleUrurka NUSOJ oo soo dhoweeyey ansixinta xeerka warbaahinta Soomaaliya
Muqdisho (Puntland Post) — Ururka Saxafiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyey habka uu baarlamaanka dowladda fadaraalku ku meel mariyey ansixinta xeerka warbaahinta dalka. Xoghayaha Ururka...
View ArticleWarbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Sagootiyey Ardey Deeq...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Wasiirka Waxbarahsada iyo Tactiinta sare iyo wasiir kuxigeenka wax-barashada iyo Tacliinta sare ayaa subaxnimadii hore ee...
View ArticleShirkadaha Favori iyo Al-Bayrak oo diiday in lala xisaabtamo
Muqdisho-(Puntland post)-Hanti-dhowrka guud ee qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in dalka aanay xisaabtiisa xirmi karin,markii uu ku dhaliilay hey’addaha lagu wareejiyay ilaha...
View ArticleDowladda Kenya oo ka digtay weerar kaga yimmaaddo Daacish
Nairobi-(Puntland post)-Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay ka war heshay weerarro ay qorsheyneyso Daacish in gudaha dalkeeda ka geysato,markii boqolaal dagaal-yahanno ka tirsanaa Al-Shabaab ay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland”Xafiiskaygu Tusaale ayuu u noqon doonaa dadka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 29-Dec-15 Jaamacadda Bariga Afrika kaga qayb qalay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey arday ka kala tirsan Jaamacadaha...
View ArticleReport: 69 journalists died on the job in 2015
Sixty-nine journalists were killed around the world on the job in 2015. Twenty-eight of them were slain by Islamic militant groups, including al-Qaida and the Islamic State group, according to the...
View ArticleDagaal qasaare sababay oo ka dhacay duleedka Buulo-burde
Buulo-burte-(Puntland post)-Wararka aan ka heleyno degmada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in dagaal khasaaro sababay uu ku dhexmaray duleedka degmadaasi Ciidamo ka tirsan kuwa...
View ArticleWaxaa lagu kordhiyay mudada tender-ka 11 maalmood oo ku eg 7 January 2016 –...
The post Waxaa lagu kordhiyay mudada tender-ka 11 maalmood oo ku eg 7 January 2016 – 12:00 pm : Construction of Bosaso Youth Center appeared first on Puntland Post.
View ArticleHor-jooge Al-shabaab ahaa oo isu dhiibay dowladda Soomaaliya
Baydhabo-(Puntland post)-Maxamed Ibraahim Dhuubow oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa uu isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Diinsoor ee...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe ka daah furay xafiiska ka shaqayn...
Garowe-(Puntlandpost)-Magaalada Garowe waxaa maanta oo Arbaco ah lagu daah furay mashruuc loogu magac darya madasha hormarka Puntland oo qayb ah barnaamijka New Dealka. Waxaa ka qayb galay Madaxweyne...
View ArticleWaa garasho xumo dadka Soomaaliyeed inay hay’addo wax ka sugaan
Deegaanada ka baxsan magaalooyinka laamiga saaran, arrimaha ugu badan ee caqabada ku ah waa wadooyinka, kuwaasoo aan helin dayactir iyo dhismayaal. Marka laga taago kaalinta dowladda iyo hay’addaha...
View ArticleQaar kamid ah Shacabka Garowe oo ka hadlay maamulka Bakool sare
Garowe-(Puntlandpost)- Qaarkamid ah shacabka ku nool magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland ayaa aragtidooda ka dhiibtay siday u arkaan maamulka dhawaan lagaga dhawaaqay degmooyin ka tirsan gobolka...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta Garoowe ka dhagax dhigay dhismayaal...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 30-Dec-15 dhagax dhigay dhismaha Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ay ku yeelanayso Magaalada Garoowe...
View Articlekenya-six-military-officers-killed-in-spate-of-attacks
Nairobi-(Puntland post)-Six security personnel have been killed in the past two weeks in attacks across the country. A Kenya Defence Forces soldier was killed in an ambush in El-Wak in Mandera County...
View ArticleGudoomiyaha baarlamaanka Jubbaland oo ka hadlay xili kordhinta uu dalbaday...
Kismaayo-(Puntlandpost)- Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbaland Shiikh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in Baarlamaanka Jubbaland uu maalmaha soo socda ka doodi doono...
View ArticleKulliyadda Tababarka Barayaasha Puntland ee GTEC oo soo Bandhigtay Cilmi...
Kulliyadda Tababarka Barayaasha Puntland ee GTEC ayaa lagusoo bandhigay Cilmi baaris ku adan Ilaalinta Nabadgelyadda,Dhowrista Deegaanka, Waxbarashadda & Culum kale, daahfurka ayaa waxaa kasoo...
View Article