Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ciidamada Booliiska oo howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay Hub

$
0
0

Muqdisho-(Puntlandpost)-Ciidanka Booliska ee dowladda Fadaraalka oo hawlgalo ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada Liddka Diyaaradaha iyo kuwa garabka laga gano kuwaas oo masjidkaasi lagu kaydsaday.

Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hawlgalka kadib halkaasi kormeer ku tagay ayaa sheegay in hawlgalku sii socon doono.

Cabdirisaaq Cumar Maxamed wasiirka aminga gudaha ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya oo la hadlay Saxaafadda ayaa ku amaaanay Ciidanka Booliska dadaalka ay uga galeen inay soo qabtaan huba.

Waxayna sheegeen masuuliyiinta dowladdu in hubkan ay leeyihiin Al shabaab islamarkaana ay rabeeen inay weeraro kaga gaystaan magaalada Muqdisho.

Sawirro.
DSC00047

DSC00075

DSC00085

DSC00089

Puntlandpost.com.

The post Ciidamada Booliiska oo howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay Hub appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>