Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo taageeray Xeerka warbaahinta
Muqdisho-(Puntlandpost)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta bahda warfaafinta Shir jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Sharciga Cusub ee...
View ArticleMAP oo ka hortimid xeerka warbaahinta Soomaaliya
Faysal Khaliif Barre, guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Puntland Garoowe (Puntland Post) — Ururka Saxafiyiinta Puntland (MAP) ayaa ka horyimid xeerka warbaahinta Soomaaliya oo dhowaan baarlamaanka...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey maamulka Bakool sare
Bardaale-(untlandpost)-Madaxweynaha maamulka Cusub ee Bakool sare Axmed Nuur Shiikh Maxamed ayaa madaxtooyo shalay ka dhagax dhigay degmada Bardaale oo maamulka lagu asaasay. Waxaa ka qayb galay...
View ArticleCiidamada Booliiska oo howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay Hub
Muqdisho-(Puntlandpost)-Ciidanka Booliska ee dowladda Fadaraalka oo hawlgalo ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada Liddka...
View ArticleBaarlamaanka Jubbaland oo ansixiyey codsigii madaxweynaha
Kismaayo-(Puntlandpost)- Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Kisaamyo ayaa ka dooday mudo kordhinta uu dhawaan baarlamaanka horkeenay Madaxweyne Madoobe. Xildhibaanada...
View ArticleRa’iisul wasaarihii Soomaaliya oo Baydhabo kula shiray Madaxweyne Shariif
Baydhabo-(Puntlandpost)- Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdiwali Shiih Axmed Maxamed oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunat gobolka Baay ayaa kulan kula qaaday...
View ArticleGudiga sare ee Isboortiga Puntland oo Magacaabay xubnaha xiriirka kubadda Cagta.
Garowe(Puntland Post)-Guddiga Sare ee Isboortiga Puntland ayaa sheegay inay Magacaabeen Gudiga xiriirka kubadda cagta Puntland, kaas oo ka kooban lix xubnood, waxayna tilmaameen inay Gudigan ku xisheen...
View ArticleXasan Shiikh oo Nicholas Kay ku amaanay howlaha QM ka fulisay Soomaaliya
Muqdisho-(Puntlandpost)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystey Mr Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa...
View ArticleDeegaanka Calmadow waa dhul ku wanaagsan dalxiiska iyo booqashada
Bosaso(Puntland-Post) Socdaal qaatay mudo ku dhow asbuuc ayaan ku tagay Deegaanka Calmadow oo hoos yimaada degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag, waxaa ii suurta gashay inaan u kuur galo nosha dadka iyo...
View ArticleJaamacada EAU oo hormuud unoqotay Waxbarashada Maamulka iyo dhaqaalaha
Garowe(Puntland-Post) Xaflad ay soo abuubuleen Wasaaradda Maaliyada Puntland Iyo Maamulka Jaamacadda Bariga Africa ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Hoolka Jaamacadda ee Magaalada Garowe. Xafladan ayaa...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo hambalyo u diray shacabka reer Puntland...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa uga habmalyeeyey Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan dadweynaha Reer Puntland dhalashada Sannadka Cusub ee...
View ArticleWaan wareerayaa haddaan shaah sanjabiil-leh cabin maalintii
Durduri(Puntland-Post) Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka sida aadka looga cabo, shaaha gaar ahaan kan cadayska ah, dadka caba siyaabo kala duwan ayuu u qabtaa. Siciid Cali Sanyare waxa uu ka mid yahay...
View ArticleShan dhallin-yaro ah oo lagu laayay Saakoow
Kismaayo-(Puntland post)-Ururka Al-shabaab ayaa xukun dil ah ku fuliyay dhalinyaro lagu eedeeyay inay basaas u ahaayen dowladda federaalka Sommaaliya iyo reer dalalka galbeedka oo ay ku tilmaameen...
View ArticleDowladda federaalka oo lacag badan lunsatay
Muqdisho-(Puntland post)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in loo haysto lunsashada lacago malaayiin Dollar ah, taasoo inteeda badan la xaday sanadkii lasoo dhaafay ee 2015-ka. Wasiirka...
View ArticleMaxaan kusoo arkay deegaanka Calmdow ee Gobalka Sanaag ?
Bosaso(Puntland-Post) Cal-madow waa deegaan aad u balaaran oo qurux badan, waa deegaanka sareeya, waana sababta uu uga cimilo duwan yahay deegaanada kale ee Soomaaliya. Socdaalkaan ku tagay...
View ArticleBaydhabo oo laga furay xarun dhalinyaradu leeyihiin
Baydhabo – (Puntland Post) – Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed waxaa laga furay xarun ay leeyihiin dhalinyarada gobolka Baay,waxaa dhisay xarunta Hey’adaha UNHCR iyo DRC....
View ArticleCiidamo Ethiopian ah oo gaaray Kismaayo
Kismaayo (Puntland Post): Ciidamo gaaray 250 oo Ethiopian ah ayaa la geeyey magaalada Kismaayo xarunta KMG ah maamulka Jubbaland kuwaas oo qayb ah AMISOM. Waxa ay ciidamadaani badali doonaan...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo daahfuray shirka isla-xisaabtanka hay’adaha dawladda
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka daahfuray shirkii sannadlaha ahaa ee isla-xisaabtanka hay’adaha dawladda Puntland, shirkaas oo loo qabto si bulshadu ay u ogaato waxa ka...
View ArticleQarax ka dhacay maqaayad Muqdisho ku taalla
Muqdisho — © Maabka Google/2016 Muqdisho (Puntland post) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday dhowr qof oo kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray qarax xooggan oo saaka ka dhacay maqaayaddaThe Village...
View ArticleAl-shabaab oo gubtay tuulada Buq-goosaar
Beled-weyne-(Puntland post)-Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka la baxay West-land ayaa sheegay inay malleeshiyaadka Al-shabaab deb qabadsiiyeen degaanka Buq-Goosaar oo labadii maalmood ee ugu...
View Article