Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gudiga sare ee Isboortiga Puntland oo Magacaabay xubnaha xiriirka kubadda Cagta.

$
0
0

Garowe(Puntland Post)-Guddiga Sare ee Isboortiga Puntland ayaa sheegay inay Magacaabeen Gudiga xiriirka kubadda cagta Puntland, kaas oo ka kooban lix xubnood, waxayna tilmaameen inay Gudigan ku xisheen xirfadooda aqooneed si ay umatalaan bahda isboortiga Puntland.

logo

Xubnahan ay Magacaabeen Gudiga Isboortiga Puntland ayaa kala ah:

  1. Gudoomiye: C/rashiid C/llaahi Askir (Timajilic)
  2. Ku-xigeen:  Maxamed Axmed Maxamud (Onbriko)
  3. Xoghaye:     Xassan Maxamed Kaamil
  4. Xoghayaha arimaha dibadda: Saciid Aadan Maxamed (Suujino)
  5. Xubin:  Maxamed Saciid Jeego
  6. Xubin: M axamed Ismaaciil Axmed

Gudigan Ayuu ku sheegay Gudoomiye C/qaadir Jaamac Jaraaf Mid si madax banaan uga shaqayn doona Horumarinta Isboortiga Puntland.

Puntlandpost.com

 

The post Gudiga sare ee Isboortiga Puntland oo Magacaabay xubnaha xiriirka kubadda Cagta. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>