Ogeysiis: (pp)- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii L6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyo nawaaxigiisa.
Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah
1- Dr Sh Cali Maxamad Salax (Norway)
2- Dr Farid Alkhawtani (Italy)
3- Sh Suldan Gasle (Holland)
4- Sh Maxamad Cabdi Umal (Livestream from Kenya)
5- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)
6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)
7- Sh Cabdibasid Sha Ahmed (UK)
8- Sh Maxamad Shiine (UK)
Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka
Saacada: 18:00 (bacdal casar)
Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:
Markazquba Schaafstraat 27-29 Waxaadne mutamarka live ugu Daawan kartaaa markazquba.org iyo Halgan.net iyo Fatxusalaam.com iyo websidada islaamiga kuwooda ugu caansan.
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Abu-Khadiija
Tel: 31-685528748 ama Guled Wayrax Tel: 31-687187319
http://www.youtube.com/watch?v=s4H7Wfheq14
Puntlandpost.com