MUQDISHO: Ra’iisal Wasaare Saacid oo qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga...
Muqdisho: (pp)- Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub kaasoo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee...
View ArticleLaascaano: Korontadii magaalada Laas-caano oo xalay laga damiyey magaaladaas...
Laascaano : (pp)- Magaaladda Laascaanood ayaa gabi ahaanba laga bakhtiiyay xalay laydhkii ama ifkii korontadu siin jirtey magaaladaasi Kadib markii kooxo aan la aqoonsani Shirkadda LESCO ee magaaladda...
View ArticleMaanta oo kale waa maalinta dhireynta , waxaana Somalia ka jirra xaaluf ba,an...
Garoowe: (pp)-Maanta oo kale, oo taariikda bishu ku beegan tahay 17 April waa maalinta loo asteeyey dhireynta Somalia , waxaana xusas kala duwan Maanta oo kale lagu qabtaa gudaha wadanka kuna aadan...
View ArticleMUQDISHO: Madaxweyne Xassan “Mar kale ayaan ku celinayaa dhoofinta dhuxusha...
Muqdisho: (pp)- Madaxweynaha ayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka qeyb-galay munaasabadda maalinta dhir beerida Soomaaliyeed, oo lagu qabtay Xarunta Villa Soomaaliya. Munaasabdan ayaa...
View ArticleGaroowe: Wafti heer sare ah oo ka socda EU oo maanta Garowe Lagu soo...
Garoowe: (pp)- Waftiga ayaa markii ay soo gaareen magaalada Garowe waxay kulan kula yeesheen xarunta Madaxtooyada Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Xubno ka tirsan golaha Xukuumada, iyagoo kulankooda...
View ArticleGaroowe: Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Puntland oo la...
Garowe(pp)- Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland ayaa wali ku guddo jirta la xisaabtanka Ururada caalamiga ah ee ka hawlgala deegaanada Puntland, iyadoona ilaa iyo hadda wasaaradu...
View ArticleBURTINLE: Maamul cusub oo loo magacaabay Isbitaalka magaalda burtinle
Burtinle: (pp)- Waxaa maanta xilkii si rasmi ah ula wareegay maamulka cusub ee dhawaan loo soo magacaabay isbitaalka guud ee magaalada Burtinle ayaa si rasmi ah manta xilkii ugala wareegay maamulkii...
View ArticleGAROWE: Xisbiga UDAD oo shaaciyey inuu kusoo biiray Prof. Gaas
Garoowe: (pp)- Xisbiga UDAD oo ka mid ah Xisbiyada ka hana qaaday Puntland , ayaa shaaca ka qaaday in xisbigooda uu kusoo biiray Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas....
View ArticleMuxuu ku waayey Gen. Dhegabadan Xilkiisii?? (Warbixin)
Abaanduulihii Ciidanka DF ee Soomaaliyeed Gen. Dhegabadan oo xilkii Abaanduulanimada laga weerijyey Bil & bar kahor ayaa la sheegayaa in Xilkaas looga wareejiyey kaddib markii uu faraha la galay...
View Article“Waanu ka xumaaney qoraalkii dhawaan waftiga Nairobi noo soo direen...
Garoowe:(pp)- Wafuud caalamiya oo ka yimid Magaalada Nairobi kana kala socdey safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee Somalia u qaabilsan ayaa maalmihii lasoo dhaafey Garoowe shirar kula yeelanayey...
View ArticleWasaarada Waxbarashada oo kooxo u dirtey tiro koobka Macalimiinta Gobolada...
Garowe: (pp)- Wasaarada Waxbarashada Dowlada Puntland ayaa bilowday barnaamij lagu tiro koobayo macalimiinta ka howl-gala Iskuulada ku yaal Gobolada Puntland, Iyadoona maanta kulan loogu qabtey Xarunta...
View ArticleGaarisa: 6 qof ayaa ku dhintey weerar kooxo hubeysan ka geysteen Magalada...
Gaarisa : (pp)- Ka dib weerar kooxo hubeysan ku qaadeen hotel laga cunteeyo islamarkaana ah mid lagu caweeyo oo ku yaal Magaalada Gaarisa ayaa lagu diley ilaa 6 qof halka uu jiro dhaawac ka badan...
View ArticleGarowe: Bosaso University oo kulan dhiiri galin ah u qabatey Ardeyda Fasalka...
Garowe: (pp)- Jaamacadda Bosaso University qeybteeda Magalada Garowe ku taal ayaa galinkii danbe ee shalay kulan dhiirin galin ah u qabatey Ardeyda dhigata dugsiyada sarre gaar ahaan fasalada Afaraad,...
View ArticleIsmaaciil Cumar Geele Madaxweynaha Jabuti oo dhex dhexaadinaya Dowladaha...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Xasan Shiikh Maxamud ayaa qorsheynaya in uu safar ugu kicitimo Magaalada Adis ababa , halkaasi oo sida aanu wararka ku helayno uu uga qeyb gali...
View ArticleBosaso: Akhriso bayaanka laga soo saarey Nadwadii ka socotey Masjidka Alrawda...
Bosaaso : (pp)- Waxaa xalay bosaso lagu soo gabo gabeeyey Nadwadii ka soconaysay Masjidka Alrawda Afartii habeen ee lasoo dhaafey taasi oo Bulshada looga wacyigalinayay dhibaatada qabyaalada iyo halka...
View ArticleLaascaano : Gobolka Sool oo lagaga dhawaaqey dallad ay ku mideysan yihiin...
Laascaano : (pp)- Magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka Sool ayaa maanta lagaga dhawaaqey dallad ay ku mideysan yihiin Dugsiyada Qur,aanka laga barto ee ku yaal Laascaano. Ku dhawaaqida dalladda ayaa...
View ArticleGarowe: Magaalada garowe oo saaka isgaarsiin la’aan ku waabariisatay.
Garowe(PP): Magaalada Garowe ayaa saaka isgaarsiin la’aan ku waabariisatay iyadoo ay khadadka telefoonka iyo adeega sahal uu hawada ka baxay saqdii dhexe ee xalay, lama garanayo sababta keentay...
View Article“Turki-gu Xamar buu isku koobey” Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Faroole.
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamud (Faroole) ayaa sheegey in Turki-gu uu mashaariic horumarineed ka wado Soomaaliya balse uu ku ekaadey oo kaliya Muqdisho,isagoona...
View ArticleTACSI: Marxuumad Fikir Maxamad Hirmooge oo ku geeriyootay Stockholm-Sweden
Tacsi: (pp)- Waxaa ku geeriyooday magaalada Sweden , gaar ahaan magaalada Stockholm Alla naxariistii hooyo Fikir Maxamad Hirmooge. TACSI: Marxuumad Fikir Maxamad Hirmooge oo ku geeriyootay...
View ArticleOGEYSIIS: Mu’tamarkii Lixaad oo ka dhacaya Holand 8 illaa 12-ka May
Ogeysiis: (pp)- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii L6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan...
View Article