Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Xasan Shiikh: Airport-ka Bosaso macno badan ayuu soo kordhinayaa

$
0
0

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu wax badan soo kordhin doono dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso, wuxuna sheegay inuu la wadaagayo dadkiisa Soomaaliyeed farxadda furitaankiisa.

Docda kale Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hambalyo u diray xukumadda Gaas oo labo sano guuradeedii habeen danbe ugu debaal degaysa madaxtooyadda magalada Bosaso.

Madaxwaynaha ayaa sheegay inay iska waraysan doonaan xaaladda siyaasadda dalka, xilli tobanka bishaan lagu wado magalada Ksimaayo inuu ka furmo shirka madaxda Soomaalida.

Cali Cabdi Ducale
Puntlandpost.com

The post Xasan Shiikh: Airport-ka Bosaso macno badan ayuu soo kordhinayaa appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>