Warbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Siweyn loogu soo dhoweeyey...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa saaka subaxnimadii hore 06-Jan-16 kasoo amba baxay magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka...
View ArticleAxmed Madoobe oo Cadaado kula kulmay Cabdixakiin Guuleed
Cadaado-(Puntlandpsot)- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horaysay tan iyo intii uu noqday madaxweyna Jubbaland maanta yimi magaalada Cadaado ee xarunta maamulka...
View ArticleBakool sare oo xildhibaanno ka hor istaagtay inay tagaan Ceel-berde
Xuddur-(Puntland Post)-Wararka laga helayo magaalada Xuddur ee caasimadda gobolka Bakool ayaa sheegaya in maanta dib loo soo celiyay diraarad ay la socdeen xildhibaanno ka tirsan dowladda dhexe oo ku...
View ArticleCiidamada dowladda ku dagaallamay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Post)-Laba qof ayaa inta la ogyahay ku nafweyday dagaal ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ku dhex maray maanta degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Ciidamadan oo maalmahanba is...
View ArticleSirdoonka Ingiriiska oo helay xogta Samantha Lewthwaite
London-(Puntland Post)-Laamaha ammaanka dalka Britain ayaa shaaca ka qaaday inay heleen Xogo dheeraad ah oo muujinaaya halka ay iminka ku sugan tahay Haweeneyda u dhalatay dalka Ingiriiska, Samantha...
View ArticleMagalada Bosaso oo marti galisay boqalaal qof oo gobalada ka yimi
Bosaso-(Puntlandpost) Labadii maalmood ee lasoo dhaafay magalo madaxda Gobalka Bari ee Bosaso waxaa kusoo qul-qulayey dadwayne isagu jira ragg iyo dumar oo ka kala imaanaya gobaladda Puntland iyo kuwa...
View ArticleSareer oo beeniyey in Ciidamada Ethiopia la wareegayaan sugida amniga Shirka...
Kismaayo-(Puntlandpost)- Afhayeen maamulk Jubbaland Cabdinaasir Seerar Maax oo warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa beeniyey in Ciidamada Ethiopian ka ah ee Kismaayo la keenay ay u yimaadeen inay la...
View ArticleWasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Khartoum
Khartoum-(Puntlandpost)- Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Odaywaa iyo wafti uu hogaaminayo ayaa tagay magaalada Khartoum ee Caasumadda dalka Sudan. Waftiga uu...
View ArticleNatiijada Codbixintii wax qabadkii hay’adaha dowladda Puntland sanadkii 2015...
Warbaahinta Puntland Post ayaa qaaday codbixin ay akhristayaasheeda ku weydiinaysay sida ay u arkaan wax qabadkii hay’adaha dowladda Puntland sanadkii 2015. Codbixintaan oo lagu qaaday dhinaca...
View ArticleGaas oo tagay Airport-ka Bosaso iyo madaxwayne Xasan Shiikh oo la sugayo
Bosaso-(Puntlandpost) Madaxwaynaha Puntland, ku xigeenkiisa, Afhayeenka Baarlamaanka iyo masuuliyiin kale ayaa maanta oo Khamiis ah tagay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, halkaasoo ay ka socoto...
View ArticleSafiirada Shiinaha iyo Talyaaniga u qaabilsan Somalia oo Bosaso soo gaaray
Bosaso-(Puntlandpost) Safiiradda dowladdaha Shiinaha & Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa goor dhawayd kasoo degay gagida diyaaradaha magalada Bosaso. Labadaan masuul iyo wafdigooda...
View ArticleDiyaarada Jubb Airways oo noqotay Diyaaradii ugu horaysay oo kaso dagta...
Bosaso(PuntlandPost)-Diyaarada Jubba Airways ayaa noqotay diyaaradii ugu horaysay ayaa maanta oo Khamiis ah kasoo degtay gagida diyaaradaha magalada Bosaso, taasoo qayb ka ah diyaarado dhowr ah oo...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha Golaha Wakiilada Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 07-Jan-2016 waxa ay kormeero u kuur...
View ArticleMadaxwaynaha Soomaaliya oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay Airport-ka Bosaso
Bosaso- (Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galinkii danbe ee maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada...
View ArticleXasan Shiikh: Airport-ka Bosaso macno badan ayuu soo kordhinayaa
Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu wax badan soo kordhin doono dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso, wuxuna sheegay inuu la...
View ArticleWasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed oo soo gaaray...
Boosaaso(pp)Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Puntland ee dowladii Madaxwayne Cadde Muuse Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan,ayaa maanta Khamiis ah soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta...
View ArticleMadaxda Dawladda Puntland oo si weyn Boosaaso ugu soo dhoweeyey Madaxweynaha...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...
View ArticleWarbixin+Sawirro+Cod: Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradaha ee Boosaaso oo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...
View ArticleAirport-ka Bosaso oo si toos ah xarriga looga jaray iyo madaxda oo ka hadashay
Bosaso(Puntlandpost)- Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed iyo labadda Safiir ee dalalka Talyaaniga iyo Shiinaha u qaabilsan...
View ArticleQaybta labaad sawiradda ku saabsan furitanka Airport-ka Bosaso
Bosaso(Puntlandpost) Labadii maalmood ee lasoo dhaafay xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso waxaa soo gaaray masuuliyiin iyo dadwayne aad u faro badan, kuwaasoo doonayay inay goob joog u noqdaan...
View Article