Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed oo soo gaaray magaalada Boosaaso

$
0
0

Boosaaso(pp)Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga  Puntland ee dowladii Madaxwayne Cadde Muuse Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan,ayaa maanta Khamiis ah soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Wasiir Abwaan ayaa kamid noqday Rakaabkii ugu horeeyay ee kaso daga Garoonka Boosaaso oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay shaqo balaaran ka socotay barina Xariga laga jari doono

IMG_9687Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan oo bahda warka fidisa ku kahadalay gudaha garoonka Boosaaso ayaaa ugu horeyn u mahadceliyay dadwaynihii ku soodhaweeyay Magaalda Bosaso

Mudane Abwaan ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu kan mid noqdo dadkii ugu horeeyay ee kaso daga garoonka,wuxuuna sheegay inuu ka qayb galayo Munaasabada lagu Daahfurayo garoonka Boosaaso.

Mudane Abwaan ayaa gabagabdii bogaadiyay hormarka ka socda dalka,wuxuuna xusay in isbadal dhinacxa Kaabayaasha dhaqaalaha laga dareemayo Puntland.

IMG_9720 IMG_9678 IMG_9676 IMG_9675 IMG_9674 IMG_9673 IMG_9664 IMG_9665 IMG_9666 IMG_9668 IMG_9670 IMG_9688 IMG_9687 IMG_9681 IMG_9715 IMG_9718

Puntland post.com
Xafiiska Boosaaso

The post Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland Cabdisamad Yuusuf Maxamed oo soo gaaray magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>