Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Biyo la’aan ka jirta gobolka Sanaag

$
0
0

Garowe-(Puntlandpost)-Biyo la’aan ayaa laga soo sheegaya gobolka Sanaag waxaana ay sababeen xanuun ay kamid yihiin Shuban dadka ku dhacay iyo xanuuno kale oo ka dhashay Biyo la’aanta.

Gudoomiyaha degmada Baran ee Sanaag Cabdirisaaq Axmed Ciise oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in abaaro ka jira gobolka waayadan ay sababeen biyo la’aan xoogan oo saamaysay inta badan gobolka.

Dadka iyo duunyada ayuu sheegay inay xanuuno soo wajeen ay kamid yahay Shuban iyo xanuun ooga ka saameeyey dadka, waxaa uuan tilmaamay in xanuunadaa sababeen Biyo la’aanta jirta.

Waxaa uu sheegay in biyo yari ay ka jirto gobolka, dad degaanadaas ayuu xusay in noloshoodu ku xiran tahay xoolaha, iyaguna ay macaluul aad udarn haysato oo sababay biyo la’aanta jirta.

Booyadaha ayuu sheegay in biyaha kusoo dhaaminayaan   afar neef oo midkiiba yahay 50$ yihiin, halka meelaha qaarkoodna ay yihiin 150 $, biyahaas ayuu carababaay in laga dhaamiyo degmada Buraan ee gobolka Sanaag.

Halka ka dhagayso Codka.

Puntlandpost.com.

The post Biyo la’aan ka jirta gobolka Sanaag appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>