Madaxweyne Bakool sare oo sheegay inusan wada hadal laga layn Koonfur Galbeed
Garowe-(Puntlandpost)- Madaxweynaha maamulka laga dhisay gobolka Bakool ee la magac baxay Bakool Sare Axme Maxamed Mashruuc ayaa sheegay inuusan wada hadal lagalayn Koonfur Galbeed. Mashruuc ayaa xusay...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Fadaraalka Xasan Shiikh oo Maanta kusoo wajahan Kismaayo
Kismaaypo(-Puntlandpost)-Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo oo uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa maanta...
View ArticleShir looga hadlayo Istiraatiijiyad warbaahinta loo samaynayo oo Muqdisho ka...
Muqdisho-(Puntland Post)-Shirka horumarinta istiraatiijiyadda warbaahinta Soomaaliya, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Waxaa soo qabanqaabiyey Shirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ,waxaana...
View ArticleXasan Shiikh oo baaqday iyo Shirka oo barri furmaya
Kismaayo-(Puntlandpost)- Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la filayey galabta inuu yimaado Kismaayo ayaa baaqday, waxaana la sheegay inuu barri aadi doono magaalada...
View ArticleShirkada Shamiintada ee Barwaaqo oo kulan sagootin ah u samaysay shirkadii...
Boosaaso(pp)Kulanka oo ahaa mid qado sharaf ah ayaa waxaa u jeedkiisa uu aha mid lagu sagootinaayay Madaxda iyo Shaqaalaha Shirkada Dhistaya garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaso taasi oo lagu...
View ArticleDaawo: Barnaamijka uu Cali Ducale ka diyaariyay Deegaanka Cal-Madow
Bosaso-(Puntland Post) Deegaanka Cal-Madow waxa uu hoos tagaa degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag. Waa deegaan cimilo ahaan ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waa dhul daaqsinka, xoolo...
View ArticleSiyaasiyiin booqday Jaamacadda Muqdisho, laanteeda Boosaaso
Boosaaso (Puntland Post) — Siyaasiyiintaan oo uu horkacaayay Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka, Cabdiweli Sh. Axmed, qaybna ay ka ahaayeen Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, Xildhidhibaan Cabdi Barre iyo Prof....
View ArticleSIDEE KU DAREEMI KARTAA FARXAD!!?
Waligaa ma u kuurgashay nolasha bulshada oo malayaabtay sida ay farxadu ugu yartahay noloshooda, sidoo kale ma isweydiisay sida ugu fudud oo ay naftaadu ku dareemi karto farxada ay u baahantahay....
View ArticleAbwaan Cali Sugule oo geeryooday iyo Madaxda dalka oo tacsi ka dirtay
Garowe-(Puntlandpost)-Allaha ha unaxariiste waxaa dalka Imaaraadka Carabta ku geeyooday Abwaankii weyna ee Cali Sugule oo Sugaanta Soomaalida taariikh weyn ku lahaa. Abwaanka ayaa ku xanuunsana waaydan...
View ArticleCawad oo ka hadlay eedayntii Gal-mudug
Muqdisho-(Puntland Post)-Gudoomiye ku xigeenka ee labaad ee baarlamaanka dowladda fadaraalka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad ayaa ka hadlay e dayn dhawaan Gal-mudugu usoo jeedisay gudoomiyaha...
View ArticleAxmed Madoobe iyo Guuleed oo aaday Jawhar
Kismaayo-(Puntlandpost)- labada Madaxweyne ee Jubbaland iyo Gal-mudug ayaa saaka aaday magaalada Jawhar ee xarunta Shabeellaha dhexe oo maanta uu ka furmayo Shirka maamul usamaynta gobolada Hiiraan iyo...
View ArticleMarkab sida qalabkii lagu balaarin lahaa dekadda oo Bosaso soo gaaray
Bosaso-(Puntlandpost)- Markab siday qalabkii lagu balaarin lahaa dekadda magalada Bosaso ayaa goor dhawayd kusoo xirtay dekadda. Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji...
View ArticleXasan Shiikh oo maanta tagaya Jawhar iyo Jawaari oo tagi doona Kismaayo
Garowe-(Puntlandpost)-Maanta magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa laga sugayaa madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya Xasan Shiikh, isagoo furidoona Shirka maamul usamaynta gobolada...
View ArticleMu’asasada Al-minhaaj oo tababar ufurtay mu’adimiinta Masaajida Boosaaso
Bosaso-(Puntlandpost)Tababar labo cisho soconaya ayaa maanta magalada Bosaso loogu qabtay mu’adiniinta masaajida magalada oo ay soo qaban qaabisay mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaan kasoo qayb galay...
View ArticleBiyo la’aan ka jirta gobolka Sanaag
Garowe-(Puntlandpost)-Biyo la’aan ayaa laga soo sheegaya gobolka Sanaag waxaana ay sababeen xanuun ay kamid yihiin Shuban dadka ku dhacay iyo xanuuno kale oo ka dhashay Biyo la’aanta. Gudoomiyaha...
View ArticleWarbixin+Sawirro+Cod: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta kormeeray...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Clai Gaas, Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dawl-goboleedka Jubba-land ayaa maanta 12-Jan-2016 kormeero...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka oo soo dhaweeyay Markabka sida qalabka dekadda lagu...
Bosaso-(Puntlandpost) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa soo dhaweeyay Markabkii ugu horeeyay oo sida qaar ka mid ah qalabka lagu balaarinayo dekadda magalada Bosaso....
View ArticleHargeysa oo lagu xukumay dad faafinayay Mad-habta Shiicada
Hargeysa-(Puntland Post)-Maxkamadda madaniga ee magaalada Hargeysa ayaa xukun isugu jira, xarig, ganaax iyo musaafurin waxay ku ridday saddex qof oo la sheegay inay Mad-habta Shiicada ku faafinayeen...
View ArticleSomaliland Jails two Pakistanis over Shiite missionary
Hargeisa-(Puntland Post) – A court in the northern Somalia breakaway region of Somaliland has convicted two Pakistani nationals of ‘spreading’ Shiite doctrine in the region and sentenced each one year...
View ArticleMadaxweynaha dalka oo gaaray Kismaayo
Kismaayo-(Puntland Post)-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo, halkaas oo la filayo inuu ka...
View Article