Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Imtixaankii ugu horeeyey Ardayda Jaamacadda Cavendish oo usoo gaba gaboobay

$
0
0

Garowe-(Puntlandpost)-Waxaa xalay usoo gab gaboobay Ardayda dhigta Jaamacadda Convendish Garowe Imtixaankii ugu horeeyey ama “semesterka”.

Ardayda oo ah kuwii ugu horeeyey ee Jaamacadda Convedish Garowe,islamaraakana tiradooda kor udhaafayso 20 ayaa baranaya maadooyinka kala ah.

1.Master of Accounting and finance

2.Master of project management

3.Master Procurement and Supply Chain MGT

4.Master of Public Admistration and MGT

5.Master of international relation and Diplomatic Studies (IRD)

6.Master of security Study.

Maamulkam Jaamacadda ayaa sheegay in Ardaydu ay yihiin kuwii ugu horeeyey ee Jaamacadda Canvendish Puntland qaatado, waxayna xuseen in magaalada Bosaso qaybta Jaamacaddu ku leedahay uu usoo gab gaboobay imtixaankan oo kale.

Eng:Abdirisaaq Macalin Abshir oo ka tirsan maamulka jaamacadda ayaa tilmaamay in ardayda imtixaanku usoo gaba gaboobay yihiin 20 Arday oo baranayey maadooyin kala duwan.

Waxaa uu carabaabay in arday gaaraysa 60 ay diiwaan galisay Jaamacaddu, kuwaas oo isugu jira daraasadka fog(distance learning) iyo kuwa jooga jaamacadda(Regular Classes),isagoo sheegay in labada qayboodba ay imtixaanka galeen.

Jaamcadda Convindish Uganda ayaa Puntland laga furay 11/11/2015 magaalooyinka Bosaso iyo Garowe ayeyna xarumo ku leedahay, sidoo kale Muqdisho ayey xarun ku leedahay Soomaaliya.

Wadamada Uganda, Zambia South Sudan, iyo Soomaaliya ayey xarumo ku leedahay Jaamacaddu,waxayna bixisa shahaadada xeerka labaad ama “Masterka”

Sawirro.
IMG_8503

IMG_8505

IMG_8506

IMG_8511

IMG_8512

IMG_8513

IMG_8515

IMG_8518

IMG_8520

IMG_8523

IMG_8524

IMG_8525

IMG_8526

IMG_8528

IMG_8530

IMG_8536

IMG_8537

IMG_8538

IMG_8539

IMG_8540

IMG_8542

IMG_8544

IMG_8547

IMG_8548

IMG_8550

IMG_8551

Puntlandpost.com.

The post Imtixaankii ugu horeeyey Ardayda Jaamacadda Cavendish oo usoo gaba gaboobay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>