Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland & kuwa DFS oo ku kulmey magalada Kismaayo

Kismaayo-(Puntlandpost) Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula qaatay magalada Kismaayo xildhibaanada Jubbaland, iyadoona kulankaasi ay goob joog ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dooda Murashixiinta Madaxtinimada Uganda oo xalay qabsoontay & Museveni oo...

Kampala(Puntland Post)-Magaaladda Kampala ee Caasimada Dalka Uganda xalay waxaa ka qabsoomay doodii ugu horaysay abid ee loo qabto murashixiinta u ordaaya kursiga looga arimiyo Dalkaasi, Doodan oo u...

View Article


Xasan Shiikh oo Kismaayo ka dhoofaya iyo warmurtiyeedkii shirka oo la soo...

Kismaayo (Puntland Post) — Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa goor dhow ka duulaya garoonka diyaaradaha magalada Kismaayo, iyadoona aragtiyo kala duwani ay weli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

tuulada War-Gaduud oo laga dhisay xarun Caafimaad

Garowe-(Puntlandpost)- Tuulada war-gaduud oo hoostagta degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal  waxaa laga dhisay xarun caafimaad markii ugu horaysay. Dhismaha xarunta waxa dhistay Ha’yadda World...

View Article

Odayaasha Beledweyne oo ka hor yimi mamulka lagu dhisayo Jowhar

Beledweyne-(Puntlandpost) Qaar ka mid ah odayaasha iyo wax-garadka gobalka Hiiraan ayaa ka hor yimi shirka mamulka loogu samaynayo Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ee ka socda magalada Jowhar. Odayaasha oo...

View Article


Ajaanib u dhalatay wadanka Jarmalka oo dalxiis u yimi Puntland

Qardho-(Puntlandpost) Dalxiisayaal u dhalatay dalka Jarmalka ayaa booqasho dalxiis u yimi deegaanada Puntland, iyadoona ay tani qayb ka tahay horumarka laga gaaray xagga duulimaadka iyo hir galinta...

View Article

Machadka Khadiija Bintu Khuwaylid oo shaaciyey natiijada imtixaan arday laga...

Garoowe (Puntland Post) — Waxaa dabaqa sare ee masjidka Al-Huda Garowe lagu qabtay xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay, taasoo ahayd mid lagu shaacinayay Ardaydii ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii...

View Article

Dowladda Imaaraadka oo dib u habayn ku samaynaysa garoonka diyaaradaha Kismaayo

Kismaayo-(Puntlandpost) Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Imaaraadka u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray magalada Kismaayo xarunt KMG ah ee mamulka Jubbaland. Wafdiga safiirka Mohamed...

View Article


Casumaadda Qandaraaska Dhismaha Buundada iyo dayactirka jidka isku xira...

The post Casumaadda Qandaraaska Dhismaha Buundada iyo dayactirka jidka isku xira Garowe – Laascaano goobta Falayryaale – Godqaboobe appeared first on Puntland Post.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imtixaankii ugu horeeyey Ardayda Jaamacadda Cavendish oo usoo gaba gaboobay

Garowe-(Puntlandpost)-Waxaa xalay usoo gab gaboobay Ardayda dhigta Jaamacadda Convendish Garowe Imtixaankii ugu horeeyey ama “semesterka”. Ardayda oo ah kuwii ugu horeeyey ee Jaamacadda Convedish...

View Article

Shirkii Kismaayo oo lagu heshiin layahay iyo warar hoose oo soo baxaya

Kismaayo-(Puntlandpost)- Shirkii Kismaayo uga socday madaxda Soomaalida ayaa la sheegaya in lagu heshiin la yahay go’aan rasmi ah oo doorashada lagu salaynayo sanadkaan. Waxaana madaxdu ku kala aragti...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland: MAP launches a 2 day consultative meeting for Puntland Journalist...

Garowe, Puntland, Somalia, 17th/01/2016; Today the Media Association of Puntland has officially opened a Two-day (JAN 17th -18th) consultative meeting with the overall objective being to improve the...

View Article

Warbixin+Cod: Shirweynihii wadatashiga qaran ee Kismaayo kasocdey oo Natiijo...

Shirweynihii Madasha Wadatashiga Qaran ee hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka 2016-ka ayaa maanta soo gebageboobey iyadoo aan wax natiijo ah oo rasmi ah laga gaadhin qodobadii laga kala aragti...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hiil-waddan oo dood ku saabsan Haweenka Tahriibaya Garowe ku qabtay

Garowe-(Puntlandpost) Ururka la-dagalanka Tahriibka (Hiil-Waddan) oo kaashanaya ururka haweenka Puntland ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe ku qabtay aqoon is-waydaarsi dood wadaag ah oo diirrada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar shirkadda Ramaas Software u qabatay Xafiiska Iibka Qaranka Soomaaliya

Shirkadda Ramaas Software ayaa tababar u soo gabagabaysay shaqaalaha Xafiiska Iibka Qaranka ee Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Soomaaliya kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho dhowaan. Waxaa maalintii...

View Article


Diyaaradaha dagaalka Kenya oo weerarro Cir iyo dhul ah ku qaadday Ceel-cadde

Nairobi-(Puntland Post)-Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Kenya ayaa sheegtay in howl-gal cir iyo dhul ah ay ka waddo deegaanno ka tirsan gobolka Gedo,kuwaasoo isugu jira aargoosi iyo baadi goob la...

View Article

Details-of-al-shabaab-attack-on-kdf-emerge

Nairobi-(Puntland Post)-The soldiers killed and injured by Al Shabaab at El Adde in Somalia’s Gedo region belonged to 9th Kenya Rifles formation in Eldoret and arrived in Somalia by road two days...

View Article


US condemns deadly Shabaab attack on KDF in Somalia, reaffirms support for Kenya

New York-(Puntland Post)-The United States has condemned the attack by Al-Shabaab on Kenyan soldiers in Somalia last Friday morning which left several of them dead adding that it would continue...

View Article

Dowladda Maraykanka oo cambaaraysay weerarkii Ceel-cadde taageerana u...

USA-(Puntland Post)-Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay weerarkii jimcihii la soo dhaafay ay Al-Shabaab ku qaaday Saldhig ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM ku lahaayeen deegaanka Ceel-Cadde ee...

View Article

Ciidamada Soomaaliland oo qabsaday deegaanka Balli-cad

Buuhoodle-(Puntlandpost)-Degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn waxaa shalay ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo Soomaaliland, kadib markii ciidamada Soomaaliland qabsadeen deegaanka Balli-cad oo xarun...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>