Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Khilaafka shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Sh.dhexe oo lagu eedeeyay DFS

$
0
0

Magaaada Jowhar, waxaa ka taagan ismarin waa ku aadan qaabkii loo sii ambaqaadi lahaa shirka maamul-u sameynta gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Qaar ka mid ah ergooyinkii ka qeyb-galay ayaa dib u noqday, kadib markii ay ka caroodeen tirooyinka loo qoondeeyay beelaha ka qeybgalaya shirka, oo ay sheegeen inay ku yar yihiin.

Siyaayiinta gobolladaasi ka soo jeeda ayaa wasaaradda arirmaha gudaha ku eedeynaya inay si aan hufnayn u maamuullayso shirka, taasina ay ugu wacan tahay in shirka carqaladoobo.

Xildhibaan Cali Nuur Xaaji Boodaaye oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isagu ku doodaya in loo baahan yahay in talada lagu soo celiyo dadka gobolladaasi ka soo jeeda si ay u qeybsadaan awoodda.

PUNTLAND POST

The post Khilaafka shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Sh.dhexe oo lagu eedeeyay DFS appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>