Yugaandha oo Muwaadiniinteeda ka mamnuucday ka shaqaynta guryaha Sacuudiga
Jaariyado Indunuusiyaan ah oo loo diyaariyey ka shaqaynta guryaha Sacuudiga. Dowladda Yugaandha ayaa si rasmi ah mamnuucday in muwaadiniinteedu ka shaqeeyaan guryaha Sacuudiga, waxayna dowladu qoraal...
View ArticleRW.hore Somalia oo GTEC kula kulmay ardayda jaamacadaha Garowe
GaroweRa’iisulwasaraihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayay oo dhawaanahan ku sugnaa Garowe ayaa kulan la qaatay Maamulka, Macallimiinta, ardayda...
View ArticleWeerarkii Al Shabaab ee Xeebta Liido: Muxuu Yahay Damiirka Madaxda Dowladda
21-Kii Bishan Baar ku yaala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho waxa ka dhacay weerar ay ku dhinteen in ka badan 25- Qof oo u badnaa dad u dalxiis tagay Xeebta , waxana goobta ka dhacay xaalad dad badan...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo u ambabaxay Muqdisho
Garowe – (Puntland Post) – Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Saaka u ambabaxay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka. Waftiga madaxweyne Gaas ayaa...
View ArticleMadaxweynaha Koonfur galbeed oo gaaray Xudur
Baydhabo-(PuntlandPost)- Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray degmada xudur ee gobolka Bakool,waxaan socdaalka madaxweynaha ku weheliya qaar kamid wasiiradiisa...
View ArticleBoosaso : Dhalinyaro Shaqo Abuur Loo sameeyay
Boosaso-(Puntland Post)- Ururka shaqo doon Puntland-Somalia iyo Micro Dahab ayaa shaqo abuur u sameeyey dhalinyaro isugu jirtay gabdho iyo wiilal, kadib markii dhalinyaradaasi ay ku guuleysteen...
View ArticleWasiirka Haweenka Puntland oo booqatay iskuul gurmad deg deg ah u baahan
Bosaso-(Puntland Post) Wasiirka haweenka iyo horumarinta arrimaha bulsahda Puntland Anisa Cabdiqaadir Muumin ayaa maanta booqatay iskuul danyarta wax lagu baro oo ku yaala gudaha magalada Bosaso....
View ArticleMadaxwaynaha Jubbaland oo gaaray magalada Muqdisho iyo amaanka oo la adkeeyay
Muqdisho-(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta gaaray magalada Muqdisho, halkaasoo lagu wado maalmaha soo socda inuu ka furmo shirka...
View ArticleSafiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somalia oo casho sharaf u sameeyay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir Imaaraad Carabta u fadhiya soomaaliya kaga qayb galay...
View ArticleVacancy: National Consultant of Gender and Human rights at Puntland –...
The post Vacancy: National Consultant of Gender and Human rights at Puntland – Ministry of Women Development and Family Affairs appeared first on Puntland Post.
View ArticleBoholo ka samaysmay dooxooyin ku yaala deegaano ka tirsan gobalka Sanaag
Baran-(Puntland Post) Deegaano ka tirsan dhulka daaqsinka leh ee Gobalka Sanaag ayaa waxaa ka samaymey boholo kuwaasoo saamayn ku yeeshay deegaanka iyo dadka ku nool. Dooxooyinka Rad,Midigala Xubeera...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo maanta ku wajahan Muqdisho
Baydhabo-(Puntland Post)- Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta ku wajaha magaalada Muqdisho oo dhawaan uu ka furmi doono Shir kale oo looga hadlayo doorashada....
View ArticleWarbixin: Kullankii Chelsea Ay ku Garaacday Shalayto Emirates Stadium Kooxda...
Chelsea ayaa 1-0 ku garaacday Arsenal kulankii shalayto ka dhacay Emirates Stadium iyagoo uga mahadcelinaya gool uu qeybtii hore dhaliyay Diego Costa, halka Per Mertesacker la siiyay casaan toos ah....
View Article2,000 oo Askari oo Soomaaliya loo soo dirayo
Kampala-(Puntland Post)- Hogaamiyayaasha Midowga Afrika qaar ka mid ah ayaa kulan ku yeeshay magaalada Kampala ee Caasumadda dalka Uganda,waxayna kulanka diirada ku saareen xaalada Soomaaliya....
View ArticleMadaxwayne Gaas iyo Ra’iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho ku kulmay
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay gaaray magalada Xamar ayaa maanta gurigiisa kula kulmay wasiirka koowaad ee dalka mudane Cumar Cabdirashiid Cali....
View ArticleKhilaafka shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Sh.dhexe oo lagu eedeeyay DFS
Magaaada Jowhar, waxaa ka taagan ismarin waa ku aadan qaabkii loo sii ambaqaadi lahaa shirka maamul-u sameynta gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Qaar ka mid ah ergooyinkii ka qeyb-galay ayaa dib...
View ArticleWejiga koobaad ee shirka wada tashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta madaxtooyada dalka ka furey shir gaar ah oo qeyb ka ah madasha wadatashiga Qaranka, kaas oo la doonayo in lagu...
View ArticlePuntland oo sheegtay inuu guul daro ku kusoo dhamaaday shirkii galabta ee...
Muqdisho-(Puntland Post) Puntland oo qayb ka ahayd shirka madaxda Soomaalida galabta uga furmay xarunta Villa Somalia ee Muqdisho ayaa sheegtay inuu natiijo la’aan kusoo dhamaaday wada hadalka madaxdu...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland “Waxaan aad uga xumahay beesha caalamka iyo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25-Jan-2016 xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac u ah shirweynaha madasha wadatashiga qaran ee...
View ArticleSaxafi caan ah oo ku geeriyooday magalada Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Post) Allaha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe magalada Muqdisho ku geeriyooday rug cadaaga saxaafadeed ee Cabdi Xaaji Goobdoon oo si weyn looga yaqaan gudaha dalka. Sida aan...
View Article