Kismaayo: (pp)- Shir uga socday qaar ka mid ah Oday dhaqameedka deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo gaba-gabeeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyadoo halkaas Oday dhaqameedku ay ku taageereen dhismaha maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo.
Daawo Video-ga
Puntlandpost, Kismaayo, Jubbaland