Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulayaasha Dugsi-yada Sarre Puntland oo Garowe Kulan uga furmey,Sawiro.

Xarunta Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal Magaalda Garoowe ayaa maanta waxaa ka furmey Tababar 5 cisho socon doona ayna ka qeyb galayaan Maamulayaasha Dugsiyada Sarre ee Puntland ku yaal gaar ahaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Xabsiga Cusub ee Garoowe oo loo dhagax dhigey Beer uu yeelan doono...

Garoowe: (pp)- Wasiirka Beeraha iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland ayaa maanta dhagax dhigey dhismaha beer loogu talo galey Xabsiga Cusub ee dhismihiisu ka soconayo Magaalada Garowe, iyadoona ay...

View Article


Garoowe: Madaxweyne Xasan Shiikh Oo kusoo wajahan Berito Puntland, Faahfaahin.

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud ayaa ilo lagu kalsoon yahay Puntlandpost u xaqiijiyeen in uu maalinimada Berito ah imaanayo Magaalada Garowe ee...

View Article

KISMAAYO: Shir u socday Madaxda dhaqanka Jubbooyinka oo lagu soo...

Kismaayo: (pp)-  Shir uga socday qaar ka mid ah Oday dhaqameedka deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo gaba-gabeeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyadoo halkaas Oday dhaqameedku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Raiisal wasaarihii hore ee DF Soomaaliya oo sheegay in go’aanada ka...

Kismaayo: (pp)- Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in go’aanada ka soo baxa shirka maamulka loogu samaynayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oraahda Maanta: Puntlandneey Feejignow”’!!

Waxaa Sida aan wararka kusoo xiganayno, mardhow  ka degaya Magaalada Caasimada  ee Garowe Madaxweynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ay la socdaan rag ka tirsan madaxtooyada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Shiikh oo Garowe yimid iyo Caawa oo casho sharaf ka dhici doonta...

Garoowe: (pp)- Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaarey magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland, iyadoona looga sameeyey soo dhaweyn balaaran oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abdi Warsame, a visionary leader breaks the glass-ceiling barrier and...

By Abdiqudus Donyale I have lived in Minneapolis since I was 7 years old, and for the first time in my life I have never felt more at home despite owning a housing property and the fact that my kids...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Puntland iyo Federaalka oo Kulamo Xasaasiya uga socdaan Garoowe...

Garoowe: (pp)-  Magaalada Caasimada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa ka socda Shirar uga furmay dowlada federaalka iyo Puntland, waxaana lagu soo waramayaa in shirkaasi uu si fiican uga socdo Xarrunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Shirka London iyo Jubbooyinka oo Caqabado ku noqday Sii socoshada...

Garoowe: (pp)-  Dowlada Puntland iyo  Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha DF ee Soomaaliya oo shir Albaabada u xirnaayeen  uga socday Caasimada Puntland ee Garoowe ayaa  aakhirkiisii uu kusoo dhammaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Qodobo laga soo saarey shirkii Garowe uga socdey DF iyo Puntland,...

Garoowe: (pp)- Waxaa Magaalada Garowe kusoo gabo gaboobey kulamo u dhexeeyey Dowlada Federaalka Somalia iyo Puntland, iyadoona laga soo saarey qodobo labada dhinac ay isku afgarteen. Shirka Jaraa,iid...

View Article

Garoowe: Puntland oo diidey ka qeyb galitaanka Shirka London ka dhici doona.

Garoowe: (pp)- Dowlada Puntland ayaa qaadacdey ka qeyb galka Shirka London lagu wado in uu ka furmo 7 May ka dib markii guul daro uu kusoo dhamaadey wada hadal Puntland iyo DF ku dhex marayey Magaalada...

View Article

Shirkii Garowe ma kusoo dhamaadey saadaashii horey loo filayey ?

Marka jawaabta su,aashan loo eego waxay noqon kartaa sidii horey-ba loo filayey oo uu shirku kusoo dhamaadey sida ay qabaan dad badan oo falanqeeya arrimaha siyaasada Gobolka, iyada oo laga eegayo...

View Article


Bosaso: 13 Dhalinyaro ah oo maanta lagu toogtey Magaalada Bosaso.

Bosaso: (pp)- Magaalada Bosaso ayaa maanta waxaa ka dhacdey dil toogasho ah kaas oo lagu fuliyey 13 qof oo lagu xukumey in ay tirsanaayeen al-Shabaab, isla markaana dilal kala duwan loo haystey inay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Suxufiyiinta Puntland oo cambaareeyey tacadiyada loo geystey...

Garoowe : (pp)- Wariyaal ka socda warbaahinta Puntland oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey shir ku lahaa xarunta Labrariga Garowe ayaa maanta gabo gabadii kulankooda kasoo saarey warsaxaafadeed ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso:Qodobada Dastuurka Somalia wax-laga bedelay ee Puntland ay ku...

Dowlada ayaa maanta saxaafada u qeybisey qaar ka mid ah qodobada Dastuurka Soomaaliya ee Puntland sheegtey inay faro galin ku sameysay Dowlada Federalka ,iyadoona saxaafadda Puntland soo gaarsiisey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Dayactir laga bilaabey wadada u dhaxaysa Kalabayr iyo Tuulo Jalam ee...

Garoowe: (pp)- Hay,adda Wadooyinka Puntland ayaa bilowday dayactirka wadada isku xirta Kalabayr iyo Jalam iyadoo maanta gacanta lagu hayo Buundada Waabaha ka dib waxyeelo buundada kazoo gaartey...

View Article


Garoowe: Maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan maanta, warbixin ku...

May waa maalinta loo aqoonsadey maalinta shaqaalaha Adduunka oo ay shaqaale badan oo ka shaqeeya goobo kala duwan ay ku helaan fasaxyo . Xuska maalintan oo laga qabto meelo badan oo ka mid ah caalamka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulayaasha Dugsi-yada sarre Sool,Ceyn,Nugaal iyo Mudug oo Garowe tababar...

Garoowe: (pp)- Xarunta Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal magaalada Garowe ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyey tababar soconayey 5 maalmood oo ay ka qeyb galayeen Maamulayaasha Dugsiyada sarre ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood xiise Leh oo ku Aadan booqashadii Xasan Sheekh ee caasimada Puntland iyo...

Tv-Somalichanel ayaa habeenimadii xalay baahiyay dood aad u xiisa badan, loogana hadlayay booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Puntland. Doodan oo uu marti ku ahaa Aqoonyahan Ismaaciil Aadan...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>