Bosaaso-(Puntland Post)-Xafldaan ayaa ahayd mid Lagu soo Xiriyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo 4-cisho ee ugu danbeysay Ka socday Jaamacadda Bariga Afrika fareecadda Magaaladda Boosaso, Ayaa waxaa Ka soo Qeybgalay Masuuliyiin Kala duwan,
Xafladda ayaa waxaa ku sugnaa Abwaanno,Qoraayo, Masuuliyiin ka socday
Dowladda, Iyo Dadweyne Kale oo u soo daawasho Tagay Bandhig
Dhaqameedkaan Heerka Caalami ah Ee maanta soo xirmay.
Wasiirka Dekeddaha Gadiidka badda iyo Ladagaalanka Burcad-badeedda
Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax Oo Ka Hadlay Munaasibadan ayaa
Amaanay Howshan adag ee ay soo agaasintay Jaamacadda Bariga afrika
Cabdiwaaxid xaashi xasan Oo Ka Tirsan Gudiga Fulinta Jaamacadda ayaa
Balan qaaday iney qaban doonto Barmaamij kale oo ka hadli doonaa
Faa’idooyinka Diinta iyo Suugaanta Somalida,
Ugu danbeyyna Qaar Kamd Ah Dadka ka soo qeybgalay Bandhigan iyo
Tartanka ayaa Dareenkooda Ka waramay, Waxeyna Noo sheegeen iney ku faraxsanyihiin Barnaamijkan maanta soo dhamaaday,
SAWIRO..
Xa
The post Photo News Jaamacadda Bariga Afrika Oo Lagu Sogabagabeyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka appeared first on Puntland Post.