Xeer Madaxweyne Lr.15, February 14, 2016, kuna saabsan Magcaabid Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland.
MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland;
Markuu tixgeliyey: Ballanqaadkii Dawladda ee ku aadanaa horumarinta barnaamijka Dimuqraadiyaynta;
Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo waaya aragnimadooda shaqo;
Wuxuu xeeriyey:
- Cabdulaahi Cali Nuur Xubin
- Maxamed Cabdille Faarax Xubin
- Naciima Cabdiraxmaan Guuleed Xubin
- Axmed Maxamed Cali Xubin
- Maxamuud Soofe Xasan Xubin
- Maxamed Saciid Cumar Xoghayn
—DHAMAAD—
XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.
The post Warbixin: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.