Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Puntland oo markii ugu horaysay laga hirgaliyey Idaacad guur guurta

$
0
0

Garowe-(Puntland Post)- markii ugu horaysay Puntland waxaa laga hirgaliyey Idaacad FM ah guur guurta islamarkaana saaran gaari oo tagta deegaanada ka baxdan laamiga,waxayna fulisa barnaamijyo ubadan wacyi galin.

Idaacada oo lagu magacaabo Dalmar waxaa asaasay Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Cawil Jaamac,waxaa uuna sheegay in sababta ku dhalisay ay tahay baahi dadka jooga meelaha aan Idaacaduhu lahayn ay u qabaan war is gaarsiin.

Waxay noqonaysa Idaacadan markii ugu horaysay ee Puntland laga asaaso FM guu guurta oo gaari saaran,deegaanada kale ee Soomaalidana kama jirto Idaacad noocaana.

Hadaba halkan ka daawo barnaamij laga diyaariyey Idaacada.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo markii ugu horaysay laga hirgaliyey Idaacad guur guurta appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>