Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Madaxtooyada kula shiray dhammaan...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16-Feb- 2016 Aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe shir kula qaatay hey’adaha ka...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16-Feb-2016 siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Addis ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya, halkaas oo Madaxweynuhu uu ku...
View ArticleXoghayihii hore ee qaramada midoobay oo geeriyooday
Cairo-(Puntland Post)-Dr:Boutros-Boutros Ghali;oo ahaa xoghayihii hore ee qaramada midoobey ayaa ku geeriyooday cuspitalka Al Salam oo ku yaalla magaalada Qaahira caasumadda dalka masar,halkaasoo uu ku...
View ArticleSHACABKA MAGALADA BOSAASO OO LAGA WACYI GALIYAY XALUFINTA DEGANKA
BOSASO- (Puntland Post) Waxaa magaalada Bosaso lagu qabtay kulan wacyi gelin ah oo saabsanaa deegaanka sii xumaanaya & biyo‐La’aanta dalkeenna, waxaa si wadajir ah u qabtay hay’adda maxaliga ah...
View ArticleIslaan Ciise oo dhaqaale ugu deeqay dhismaha waddada Lafa-goray ee Gardufuu
BAARGAAL-(Puntland Post) Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse oo ka mid ah isimadda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta sheegay inuu boqol Malyan oo shillinka Soomaaliga ah ugu deeqay dhismaha...
View ArticleWarbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo muhim ah la qaatay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle iyo Wakiilka Puntland ee Itoobiya Mahad Faaraax Gaas oo ku...
View ArticleWadada Lafa-Goray Ee Gobolka Gardafuu Oo Xariga Laga Jaray & Isimo Booqday.
Gudiga Gacanta Ku hayay Dhismaha Wadooyinkii Ay saameyeen Duufaanadii Ku dhuftay Gobolka Gardafuu ee Puntland, ayaa soo gaba-gabeeyay Dacayactirka Wadooyinkaasi, Wadada Lafagoroy oo kamid ah Wadooyinka...
View ArticleVacancy: Project Assistant-I-Nutrition
The post Vacancy: Project Assistant-I-Nutrition appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinii labaad kusugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa 17-Feb-2016 waxaa casho sharaf u sameeyey...
View Articledegmada godob jiiraan oo ka socdan dhismayaal Maxkamad iyo Saldhig ciidan
Garowe-(Puntland Post)- degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa markii ugu horaysay laga dhisayaa Maxkamad,sidoo kale waxaa degmada ka socda dhisme Saldhig ciidan. Godob jiiraan oo ku jirta...
View ArticleTababar ku saabsan deegaanka iyo Biyo la’aanta oo lagu qabtay Bosaso
Bosaso-(Puntland Post)- magaalada Bosaso ee xarunta gobolka bari waxaa lagu qabtay tababar ku saabsana ilaalinta deegaanka iyo Biyo la’aanta,waxaa qabashadiisa iska kaa shaday wasaaradda deegaanka iyo...
View Article28 ruux oo ku dhintay Qarax ka dhacay Ankara
Ankara-(Puntland Post)-Dhimashada Qarax ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa sii korodhay, iyadoo hadda ay mareyso dhimashada 28 ruux, iyo dhaawaca 61 kale, sida ay saraakiil sheegen....
View ArticlePuntland oo markii ugu horaysay laga hirgaliyey Idaacad guur guurta
Garowe-(Puntland Post)- markii ugu horaysay Puntland waxaa laga hirgaliyey Idaacad FM ah guur guurta islamarkaana saaran gaari oo tagta deegaanada ka baxdan laamiga,waxayna fulisa barnaamijyo ubadan...
View ArticleKenya oo sheegtay inay dishay madaxii amniyaadka Al-shabaab
Nairobi-(Puntland Post)-Wasaaradda gaashaan dhigga dalka Kenya ayaa maanta shaacisay inay duqayn ku dishay madaxii amniyaadka Ururka Al-shabaab Mahad Maxamed (Karratey) iyo toban kale oo ay ka mid...
View ArticleXasan sheekh oo gaaray Beled-weyne
Beled-weyne-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran oo isugu jira labada gole ee dowladda ayaa maanta gaaray magaalada Beled-weyne,halkaasi oo ay si weyn ugu...
View ArticleAl-Shabaab deputy commander Mahad Karatey killed in KDF strike
Nairobi-(Puntland Post)-An Al-Shabaab deputy commander said to be behind the El-Adde attack was killed in a Kenyan military strike in Somalia. Mahad Mohammed Karatey, alias Mahat Karate, who was also...
View ArticleDhaqdhaqaaqa Haweenka Talo-wadaag oo soo dhaweeyay magacabista guddiga...
Garowe-(Puntland Post) Ururka Talo-wadaag oo ay aasaseen haween Soomaaliyeed oo ku nool deegaanada Puntland ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan magacaabista guddiga KMG ah ee doorashooyinka...
View ArticleMadaxweyne Xasan sheekh oo tacsi u diray dhiggiisa Turkiga
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray dhiggiisa dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii ka dhacay magaalada Ankara, kaas oo ay ku...
View ArticleJarmalka oo kordhinaya ciidanka tababarayaasha ah ee ka jooga Soomaaliya
Barlin-(Puntland Post)-Golaha wasiirrada dowladda federalka dalka Jarmalka, ayaa waxay kulan ka yeesheen in xilliga loo kordhiyo ciiddamadooda qeybta ka ah taliska midowga Yurub ee ka hawlgala gudaha...
View ArticleAskar ka tirsanayd ciidanka dowladda oo isu dhiibtay Ururka Al-shabaab
Baraawe-(Puntland Post)-Ururka Al-shabaab ayaa kusoo bandhigay tuulada Kuunyo-barroow ee gobolka Shabeellada hoose muuqaalka laba Askari oo ka mid ahaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Labadan...
View Article