Tv-Somalichanel ayaa habeenimadii xalay baahiyay dood aad u xiisa badan, loogana hadlayay booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Puntland. Doodan oo uu marti ku ahaa Aqoonyahan Ismaaciil Aadan Diiriye, kana faalooda Siyaasada Geeska Africa Iyo Somalia.
Aqoonyahan Ismaaciil Aadan Diiriye, Waxaa uu si qoto dheer leh uuga hadley Mowqifka Puntland Iyo sababaha Puntland ku khasabaya iney shirka London ka baaqsato. Sidoo kale waxaa Barnaamijkan khadka Taleefanka uuga qeyb galayay Wasiirka Warfaafinta Puntland.
Daawo Dooda ku aadan Booqashadii Garoowe ee Madaxweyne Xasan Sheekh.
Puntlandpost.com