Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo wefti uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyagoo ku sii jeeda magaalada Istanbul si ay uga qaybgalaan shirar Soomaalida khuseeya oo halkaas ka dhacaya
The post Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Istanbuul u duulay warfaafintana la hadlay appeared first on Puntland Post.