War-murtiyeed:Halkaan Ka Aqriso Qodobbo Muhim ah oo Kasoo Baxay SHirkii...
The post War-murtiyeed:Halkaan Ka Aqriso Qodobbo Muhim ah oo Kasoo Baxay SHirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.
View ArticleShirkad Caasimada Puntland ka hirgelin doonta Biyo Macaan oo lagu daahfuray...
Garowe(Puntland Post)-Waxaan Hoolka Shirarka ee Gabsoor lagu daah furay Mashruuc balaaran oo magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland loogu raadinayo Biyo Macaan. Mashruucan oo ay samaynayso...
View ArticleHogaamiyaha Mucaaradka Uganda oo mar kale la xiray kadib Doorashadii Guud oo...
Kampala(Puntland Post)-Dalka Uganda ayaa saaka looga dareeray Goobaha cod bixinta, Iyadoo ay Dadweynaha reer Uganda soo dooranayaan Madaxweynaha Dalka iyo xubnaha Baarlamaanka Wadankaasi. Kizza Besigye...
View ArticleVacancy: Project Officer-II-PD Hearth
The post Vacancy: Project Officer-II-PD Hearth appeared first on Puntland Post.
View ArticleTababar ku saabsan tayaynta Hay’adaha Dowliga ah ee Dowladda Puntland oo soo...
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay Shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Dowladda Puntland ee Xafiiska Madexweynaha iyo Guddiga sare ee...
View ArticleJubbaland oo soo bandhigtay Askari lagu eedeeyey qarax lagu xiray gaariga...
Kismaayo-(Puntland Post)- Ciidamada Amaanka Jubbaland ayaa warbaahinta uso bandhigay Askari lagu sheegay inuu qarax ku xiray asbuucii aynu soo dhaafnay gaariga wasiirka arimaha gudaha iyo amniga...
View ArticleRW Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadiisu hormarin doonto Cayaaraha
Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in si sare loo qaadi doono qeybaha kala duwan ee Cayaaraha, isla markana la hirgalin doono...
View ArticleBarakacayaal kusugan Gaalkacyo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo oo haysata
Gaalkacyo-(Puntland Post)- dad barakacayaala oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xaruna gobolka Mudug waxay ka cabanayaan nolosha ay ku nool yihiin oo ay sheegeen inay aad u liidato. Barakacayaasha oo...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeero ku sameeyey shirkada dhismayaasha...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle oo magaalada Addis Ababa u jooga hawlo shaqo...
View ArticleKenya oo mar kale sheegtay iney dishay sarkaal Al-shabaab ka tirsanaa
Nairobi-(Puntland Post)-Af-hayeenka ciidamada difaaca Kenya Col. David Obonyo,ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen degaanka Sidimo oo 50 KM u jira Baardheere halkaasoo...
View ArticleDowladda Canada oo ka qayb galaysa shirka Soomaalida ugu furmaya dhawaan...
Toronto-(Puntland Post)-Wasiirka arrimaha dibedda dalka Canada Stephane Dion,ayaa lagu wadaa inuu ka qayb galo shirka todobaadka soo socda ka furmi doona magaalada Istambuul ee dalka Turkiga,kaasoo...
View ArticleHay’adda TADAMUN oo soo bandhigtay waxqabadkeedii 2015
GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda Khayriga ah ee Tadamun ayaa maanta oo Sabti ah magalada Garowe ku qabatay shirwayne ballaaran oo ay madaxda xaruntan kusoo bandhigayeen waxqabadkoodii sanadkii lasoo...
View ArticleSuldaan Siciid Maxamed Garaase oo shacabka ugu baaqay in laga qayb galo...
GAROWE-(Puntland Post) Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah Isimadda Puntland ayaa shacabka ugu baaqay inay kaalintooda muujiyeen gurmadka loogu jiro 78-da goobeed ee abaaraha iyo biyo la’aanta...
View ArticleKenya iyo Itoobiya oo qorsheyana inay hawada ka duqeeyaan Al-shabaab
Nairobi-(Puntland Post)-Wasaaraddaha gaashaandhiga ee dawladdaha Kenya & Itoobiya ayaa sheegay in la gaaray waqtigii ay dawladdaha Caalamku ka taageeri lahaayeen ciidamadooda Soomaaliya ku sugan in...
View ArticleKusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland oo ka qayb...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-Feb-2016 waxaa uu xarunta cilmi baadhista iyo horumarinta Puntland ee...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo xafiiskiisa kula shiray guddiga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-Feb-2016 xafiiskiisa kulan kula qaatay guddigii abaaraha oo uu magcaabay...
View ArticleWasiirka Deegaanka oo shacabka degmada Xarfo kala hadlay arrimaha deegaanka
Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Xarfo ee gobolka Mudug isagoo halkaas u tagay...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas maka qayb gali doonaa shirka Turkey ?
GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa hadda safar shaqo ku jooga dalka Itoobiya gaar ahaan magalada Addis ababa halkaasoo uu madaxda...
View ArticleMowqifka Puntland ee wax ka Bedelka Dastuurka KMG ah ee Baarlamaanka Dawladda...
The post Mowqifka Puntland ee wax ka Bedelka Dastuurka KMG ah ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka hor yaalla appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Istanbuul u duulay warfaafintana la...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo wefti uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, iyagoo ku sii jeeda magaalada Istanbul si ay uga qaybgalaan shirar...
View Article