Jaaliyada Danmark ee kasoo jeeda Puntland iyo Jubbaland ee ku nool dalka Danmark waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyihii hore ee bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali Ilyare, Eng. Xaamid Ciise Cali Ilyare, C/kariin Ciise Cali Ilyare, C/laahi Ciise Cali Ilyare, Xasan Ciise Cali Ilyare, Batuulo Ciise Cali Ilyare,Xabiibo Ciise Cali Ilyare, Koos Ciise Cali Ilyare,Canab Ciise Cali Ilyare, iyo dhammaan reer Ciise Cali Ilyare, meel kasta oo ay joogaan, waxaana uga tasiyeynaynaa geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Maxamuud Ciise Cali ilyare oo geeriyooday 2/5/2013-da..
Waxaan marxuumka illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo , Xaasaskii , Awlaadii, eheladii iyo Qaraabadii uu ka tegay waxaan illaahay uga baryeynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin:: Aamiin.
Puntlandpost.com